Home Afsomali Wasiirka Caafimaadka XJFS Soomaliya Dr Cali xaaji Aadan oo qeyb ka ahaa...

Wasiirka Caafimaadka XJFS Soomaliya Dr Cali xaaji Aadan oo qeyb ka ahaa wafdigii Ra’isul wasaaraha

Wasiirka Caafimaadka XJFS Soomaliya Dr Cali xaaji Aadan oo qeyb ka ahaa wafdigii Ra’isul wasaaraha ee maanta soo gaaray Baladweyne ayaa booqday isbitaalka guud ee gobalka Hiiraan oo uu ka socdo Howlo dib u dayac tir ah ka dib qarixii ka dhacay dabayaaqadii bishii sedexaad ee sanadkaan
Wasiirka ayaa kormeeray qeeybaha kala duwan ee isbitaalka uu ka kooban yahay waxaana uu warbixin ka dhageystay Maamulka iyo howlwadeenadda Isbitaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.