Home Afsomali Al Najax Al Kheyriya Dalada hormarinata macalimiinta dugsiyada barashada iyo xifdinta quraan...

Al Najax Al Kheyriya Dalada hormarinata macalimiinta dugsiyada barashada iyo xifdinta quraan kariimka oo dib u eegis lagu sameey

https://youtu.be/moIAQcCCcOg

https://youtu.be/ObyJ_voVf1k

Al Najax Al Kheyriya Dalada hormarinata macalimiinta dugsiyada barashada iyo xifdinta quraan kariimka oo dib u eegis lagu sameey

Shir ay soo qaban qaabisay jimciyatul najax isla markaana dib loogu yegleelayey   Midowga Dalada macalimiinta Duqsiyada quraanka ee qaar ka mid ah dagmooyinka  Gobolka banaadir   ayaa waxaa ka soo qeybgalay agaasimaha Guud ee wasaarada owqaaftaee gobolka banaadir  iyo arimaha diinta Sheikh Cabdulaahi garuun shekh Cabduqaadir Soomoow Macalin yuusuf Cismaan Macalin Jeelle Macalin garas    iyo Culumaaudiin kale

oo ka mid ah macalimiinta xifdinta quraanka kariimka oo mudo howlahaas ku soo dhex jiray ardey badan ay dugsiyadooda ka qalan jibiyeen

Macalimiitan barashada quraanka kariimka iyo Xafdintiisa ee Munaasibad lagu magacaabay Gud ka kooban ila a9 macalin ayaa lagu falanqeeyey qiimaha quraanka iyo waajibaadka qof kasta laga doonayo

Isbedelka dhismayasha dugsiyada quraanka oo horey ugu dhisnaa wadooyinka in  haatan taa bedelkeeda ardaydu wax ku barasho dhismooyin waaweyn oo dhagxaan iyo daaro dhaadheer u badan

Waxaana ugu danbeyntii lagu dhawaaqay lana ansixiyey gudi ka koban ilaa 9 macalin dugsi quraan si ay u matalaan golaha guud ee macalimiinta Duqsiyada quraanka ee qaar ka mid ah dagmooyinka  Gobolka banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.