Home Afsomali Dhageyso Diyaaado dagaal oo duqeeyey waqtiyo kala duwan Soomaaliland oo la garan...

Dhageyso Diyaaado dagaal oo duqeeyey waqtiyo kala duwan Soomaaliland oo la garan waayey cida leh iyo sababta ka danbeysa

Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland, sida uu saxaafada u sheegay guddoomiyaha gobolka Salal Axmed Maxamed Xaashi.

Diyaaradahan ayaa rasaas ku riday dad ku dhaqan miyiga deegaannada ku dhaw magaalo-xeebbeedda Saylac.

Walow aanay jirin dad wax ku noqday, haddana waxa uu sheegay Gudoomiyuhu inay sababeen dhimashada xoolo nool iyo argagax-gelinta dadka deegaanka.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.