News Somalisan
Ganaraal Gabrihii Somalia looga caal waayey oo Urur Goboleydka IGAD uu...
Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre.
Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD,...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Somaliland ugu Hambalyeeyey Sanad-Guurada 58-Aad...
madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka reer Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay munaasibadda 26-ka June ee sanadkii 1960-kii oo...
Aamina Maxamed Mursal Aamina Eelaay oo ku dhawaaqday in ay...
Amina Mohamed Mursal, Amina Eelaay, Announced the Presidential Election
Aamina Maxamed Mursal Aamina Eelaay oo ah Musharax u taagan Xilka madaxtinimo ee maamulka Koofurgalbeyd Somaliya...
Godka Jilacow oo lagu xirxirey masuuliyiin horey uga tirsanaa Maamulka Gobolka...
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in shan guddoomiye waaxeed oo ka tirsanaa maamulka degmada Yaaqshiid loo xiray shaki ku saabsan Alshabaabnimo.
Guddoomiye waaxeedyadan...
Madaxweyne Xaaf oo gaaray Muqdisho ayaa ka warbixiyey TV ga galmudug...
https://youtu.be/xWm_AVnIEHk
Ka Dhageyso Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid Ethiopia waxay Rabtaa Dakadaha Somaliyeed
Siyaasi Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid oo mar soo noqday Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha xilligii dowladdii Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa...
Madaxweynaha Jubbaland oo Maxaabiis loo heystay danuub kala duwan cafis u...
Madaxweynaha maamul goboleedka soomaaliyeed Ee juba land
Axmed madoobe ayaa waxa
Uu cafis u fidiyey maxaabiis,
Maxaabiistaan oo maanta xabsiga
Laga sii daayey ayaa waxa ay gaarayaan
44 oo...
VIDEO Cayaartooydii ka qeybgalay Cayaarihii Isportiga Bisha Ramadaan ee Dagmooyinka oo...
https://youtu.be/g41hzi9eJto
Ciyaartaan oo aheyd mid loo dhigay koobka ramadaanka 24 kooxood oo ka socday dagmooyinka gobolka banaadir ayaa finalki waxaa iskugu soo harey boondheere iyo...
Aqriso Warsaxafaadeedka ku xusan in dhoofinta iyo soo saarista Dhuxushu tahay...
War ka soo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin loogu jeediyey dadka ka ganacsada dhoofinta Dhuxusha iyo soo saariddeeda taas oo ...
Shir Weynihii Beesha Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay +...
Shir weynihii Beesha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax, kaasi oo ay kasoo qayb-geleen ergooyin kal kala socda dhammaan-ba...