News Somalisan
Dhageyso Ogeysiis laga Bixinaayo Dhulka ku yaalla Degmada Wadajir oo aan...
OGEYSIIS Waxaa dhammaan DadweynahaSoomaaliyeed ee sharafta leh meel kastaoo ay joogaanba DalkaGudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla DegmadaWadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka...
Diblomaasi Caan ah oo Hab-dhaqanka Guddoomiyaha G/Banadir Yariisow ku tilmaamay...
Diblomaasi hore iyo qoraa caan ah oo fadhigiisu yahay Mareykanka Abuukar Arman ayaa weerar ku qaaday hab dhaqanka siyaasadeed ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan...
Somaliland Wareegto lagu Magacaabay in ka badan 20 xil oo ka...
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul.
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad,...
Askari toogasho ku dilay qof rayid ah iskuna dayey in uu...
Askari ka tirsan Ciidamada Xooga Soomaaliya isla markaana ka mid ah Ciidamada ay taba bartay Dowlada Imaaraadka ayaa goor dhow ku qof Shacaba ah...
Muqdisho Ciidamo eeyaha wax uriya wata oo dadka iyo gaadiidka ku...
Ciidamada Booliska qaybtooda u tababaran Baarista Miinooyinka, ayaa lagu soo daadiyay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku baarayaan gaadiidka.
Ciidankaan ayaa...
Xaashi Cumar Xasan oo Magdhow loo siiyay saddex milyan oo yuuro...
Nin Soomaali ah oo si khalad ah loogu xukumay dilkii wariye RAI Ilaria Alpi iyo sawir qaade Milan Hrovatin ayaa helay saddex milyan oo...
Dhageyso Ciidamo Dowlada ka wada tirsan oo ku dagaalamay dhul ku...
Iska hor imaad u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Barqanimadii maanta ka dhacay degmada Deyniile ee gobolka...
Madaxweyne Farmaajo iyo gudoonka Baarlamaanka oo isla qaadaa dhigay hakinta kulanka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa.
Madaxweynaha ayaa kala...
Xildhibaano jawaari Taageersan oo ka ka soo horjeestay Amarkii Madaxweyne farmaajo...
Xildhibaanada taageersan guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS ayaa sheegay in maanta ay tagaya xarunta golaha shacabka kana shirayaan ajendaha guddiga joogtada ay shaaciyeen.
Xildhibaanada ayaa...
Madaxa Shirkada DP World oo Kormeer howleed ku tagay ...
Madaxa Shirkada DP World ee Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu kormeer ku tagay halka laga dhisayo Bakhaarada ay Itoobiya ku keydsaneyso Shixnadaha uga soo...