News Somalisan
Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Alsayid Maxamed Cabdi Waare ayaa Umaddaha Midoobay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Ku Qaabilay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo booqasho ku yimid...
Maxaad ka ogtahay Soomaaliya iyo Soomaalidu?
1. Ma ogtahay in nin u yimid Soomaaliya kahor 9000 BC?
2. Ma ogtahay in Somalidii hore ay ahaayeen kuwa ugu horeeyay ee kor u...
Ururka Jaamacada Carabta “Xuduudaha Dhulka, cirka iyo badda Somalia waxaa ka...
Ururka Jaamacada Carabta ayaa ka jawaabay qoraal ashtako ah oo ay u gudbisay dowlada federaalka Somalia kaasoo ku saabsanaa heshiiskii muranka badan dhaliyey ee...
Duuliye Muuse Biixi Cabdi Xildiid “Waanu aqbalnay dagaalka uu iclaamiyey Wiilka...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sharci...
Dowlada Somaliya oo ururka Jaamacada Carabta Horgeysay Dacwac ka dhan ah...
Dowlada Federaalka Somalia ayaa qoraal ashtako oo ka dhan ah heshiiskii dekeda Berbera u gudbisay Ururka Jaamacada Carabta.
Qoraal rasmi ah oo ay diyaarisay Safaarada...
Madaxweyne Waare Oo Ka Hadlay Xildhibaan Hir-Shabeelle Oo Qarax Ku Geeriyooday
Madaxweynaha Dowlad Goboleeeka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha...
Qoraa Caalamiya ah Cheich Adourahman Bachir oo wax ka qoray Dhaqanka...
Waxaad moodaa in Imaaraadka Carabtu doonayo in uu ka noqdo geeska Afrika iyo gacanka Carbeed ee ku hareeraysan laacib ka ciyaaraya lambar adag oo...
War deg deg ah xildhibaan hirshabelle iyo Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur...
Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Galbeed Oo Kamid Ahaa Wafdiga Madaxweyne Shariif Oo Maanta Gaarey Garoonka Biladoogle Ee Gobolka Shabelaha Hoose C.qaadir C.raxmaan Oo Loo...
Warsaxaafadeedka Shirkadda LIGHT LINE INVESTMENT LTD waxaan ku wargelineynaa shacabka...
Waxaa intii muddo ah jiray Cabashooyin kala duwan oo ay qabaan Shirkaddo Soomaaliyeed oo howl shaqo u qabtay Safaarada Imaaraadka Carabta ku leedahay Soomaaliya...
Dhageyso Shacab ku banaanbaxay ciidan iyo gudoomiye guryo ka...
Banaanbaxaan ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada Kaawa godeey qeybta degmada Dharkenley,waxana isugu soo baxay Shacabka ku nool Xaafadaas oo wadooyinkeeda banaanbaxa...