News Somalisan
VIDEO Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dacwad ka furtay Maxkamada Ciidamada qalabka sida
https://youtu.be/RHCug9Szjhs
Qaar ka mid ah Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ayaa gal dacwadeed lid ku ah Weeararkii lagu Qaaday Xarunta Xisbiga wada jir oo ay...
VIDEO Faahfaahinadii ugu danbeeyey Werarkii lagu qaaday Hoyga Cabdi Xasan Cawaale...
https://youtu.be/4Ggq6yEJXzY
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku amray Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka inuu baaritaan degdeg ah ku sameeyo falkii sharci darrada ahaa ee lagu galay hoyga Senator...
War deg deg ah Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo Senator...
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ayaa goor dhow gudaha u galay Guriga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid oo ka...
Imaaraadka Carabta oo marti galisay Shir ka dhan ah lana doonayo...
Magaaladda Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta waxaa ku shirsan qaar kamid ah mucaaradka Dowladda Somaliya, Xildhibaano iyo Madaxda qaar ka mid ah...
Heyad Talyaaniga lag aleeyahay oo toosh ku ifisay jasiiradaha Carabta...
Dhageyso heystaan
Hay’ad arimaha xaquuqda aadamaha u dooda oo magaceda loosoo gaabiyo Ifrid fadhigeeduna yahay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa dalbatay in la xiro...
VIDEO Faarax Murtiile iyo Faadumiina oo Hees ku Murmaya Siyaasad Muufo...
https://youtu.be/uLP3BuIAXCY
Dhageyso Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan Mucaradku ha Noqdaano kuwo Dowlada Waxka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka .
Waxaa uu sheegay...
VIDEO Dhageyso gudiga Difaaca oo Amaanay dadka Reer balad xaawo dadaalka...
VIDEO Qeyla dhaan ka soo yeereysa somalida wajeer Buula xaawo iyo mandheera N.F.D wixii dhiiglahow kaca
https://youtu.be/Zgfj6vgmy0g
Dhismaha darbiga sida sharci darfada ah uga dhiseyso xuduud...
VIDEO Dowlada Somaliya oo dib u heshay maamulida hawada dalkeeda Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golleyaasha kale ee Dowladda ayaa Maanta ka qeyb galay Xaflad lagu shaacinayay in Soomaaliya ay la...
VIDEO Bolice oo Qabtay 4 qof oo loo heysto dilka meyd...
https://youtu.be/jLsGg_h5nKk
hadal heynta ugu badan ee la isla dhaxmaray xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa noqotay meydkarfaneysan oo lagu dhax arkay dukaan xili uu ka socday dayactir...