News Somalisan
Dhageyso Weerar iyo difaaca Xaduuda ee u dhaxeeya Dadka degmaka Balad...
Xaaladda degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waa ay aheyd mid degan kadib markii 3-dii maalin ee la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad...
VIDEO Gudiga Dhaxdhaxaadinta Dowlada iyo Mucaaradka ku dagaalamay guriga CC warsame...
https://youtu.be/jDdHdH9Cj_8
https://youtu.be/0wr9s9oP_tY
Gudigi ay iska soo xuleen odayasha dhaqanka somaliyeed oo aykamid ahaayeen dubabka dhaqanka nabadooni iyo siyaasin ayaa siwada jir ah tacsi ugu direen 6...
Alshabaab oo sheegatay dilka C/fitaax Ayaanle oo ka mid ahaa dhalinyaro...
Kooxo hubeysan ayaa xalay Degmadda Xamar weyne gaar ahaan Shaneemo Super waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.
Wiilka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay...
dhageyso ehelada 92 qof oo soomaali ah oo lagu dhex jirdilay...
Maalma ka hor ayay aheyd markii Xilibaano katirsan aqalka Congreska dalka Mareykanka ay ku baaqeen in baaritaan lagu sameeyo sagaashan qof oo Soomaali ah...
Turkiga oo dhisaya Cududa Milatari ee Dalka Soomaaliya ( DAAWO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga...
Dhageyso Ogeysiis laga Bixinaayo Dhulka ku yaalla Degmada Wadajir oo aan...
OGEYSIIS Waxaa dhammaan DadweynahaSoomaaliyeed ee sharafta leh meel kastaoo ay joogaanba DalkaGudihiisa iyo Dibediisaba la ogeysiinayaa in Dhulka ku yaalla DegmadaWadajir, Xaafadda Buulo Xuubeey, agagaarka...
27 sano ka dib oo maamulka hawada somaliya gacantooda loo galiyey
Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar oo kusugan magaalada Edmanton ee Gobolka Alberto ee dalka Canada ayaa sheegay in...
Diyaarad l asaaray 92-da qof somali ah la garbo-duubay lugahana looga...
Xubin ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa dowladda ugu baaqay in ay baarto dhibaato la sheegay in loo geystay 92 qof oo Soomaali ah...
Agagaarka Madaxtooda oo ay ku dhaceen tiro madaafiicda goobta dagaalka ah
Tiro Hoobiyaal ah ayaa Goor Dhow ku soo dhacay Agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan inta u dhexeysa Gurigii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle...
dhageyso Somali u badan dumar iyo ciyaal oo ciidanka Kenya oo...
Wararka ka imaanaya Magaalada Baled-xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maalintii Labaad uu Magaalada ka socdo Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Kenya oo...