Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Dhageyso hadal Cusub oo ka soo yeeray Xasan Cali Kheyre

0
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay mar walbo ka ay ka shaqeyneyso sidii dalka looga hirgelin lahaa...

VIDEO Wariye Maxamed Aweys Muudey Boqorka Bartamaha “waxaa Ethiopia iga soo...

0
https://youtu.be/MSiW0Bx1d3A Magalada Muqdisho waxaa  timid diyaarad siday Maxaabiis Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo loo yaqaano Boqorka Bartamaha,kaas oo mudo Afar...

VIDEO Xeer ilaalinta oo Xildhibaan Xasan macalin ku eedeysay Qaran Dumis...

0
https://youtu.be/7lQCa4ghkVQ   Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka golaha shacabka ka dalbaday in ay Xasaanadda ka...

VIDEO Boorame Nimcaan Hilaac hooyadii oo laga Wareysta weerar ay...

0
https://youtu.be/HtVwKYoI9qI Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa weeraray hoyga uu Magaalada Borama ka degan yahay Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac kaas oo dhawaan halkaasi tegay. Fanaanka ayaa maalma...

Raiisal Wasaare Kheyre oo Si aad ah u beeniyey in Mareykanku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka...

VIDEO Saraakiil tababar ku soo qaatay wadanka ugaandha iyo Wasiirka gaashaandhiga...

0
https://youtu.be/F-xGfk9zWuM Saraaakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo tababar kusoo qaatay dalka Uganda ayaa dalka dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. 55ka  Sarkaal ee tababarka...

Dhiganaha Dhaxalkii Madaxweyne Axmed SIILAANYO/Qormadii 2aad

0
1 Xukuumadii Axmed SIILAANYO Waxaa Siyaasadeeda Tiir Dhexaad u Ahaa Sidii Loo Badbaadin Lahaa Deegaanka Waxaanay Xoojisay Sidii Loo Maal Gelin Laha Ilo-Kale Lagu...

Dhageyso Wasiir Hore Aamino Maxamed Mursal oo sheegtay in ay ciidamo...

0
Aamino  Maxamed Mursal Amina eelaay oo mar soo noqotay Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya xiligii dolwadii KMG, aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf kana mid aheyd...

Shiinaha dadka oo falastiin u Aqoonsaday Dowlad Madaxbanaan

0
Dowladda Shiinaha ayaa ku baaqday in la aasaaso dawlad Falastiin ah oo leh madaxbannaani iyo xoriyad buuxda, taasoo ay caasimaddeedu noqon doonto bariga Magaalada...

Dhageyso Qowmiyada Oromada oo Sadax goobood ku xasuuqday Dad Somali ah...

0
Maleeshiyada Oromiya ee OPDO ayaa Xasuuqay dadkii abid ugu badnaa oo Shacab Soomaali ah kuwaas waxba galibsan siday Xaqiijiyeen Qaar ka mid ah Dadweynaha Deegaanka Balbaleeyti...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com