News Somalisan
VIDEO Kudlada Toosinta Talada Maamulka Hirrshabelle Oo Kulan ay Kaga Arinsanayan...
https://youtu.be/ELl8cVsRyYs
Ku lankaan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Kudlada toosinta hirshabelle oo Muqdisho looga dhawaaqay ayaa waxaa ka soo qeybgalay waxgarad siyaasiyiin aqoonyahano xildhibaano wasiiro dhaliyaro...
Madaxweynaha Shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland oo si Rasmi ah Xilka ula...
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Madaxweynihii hore Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Munaasibad aad...
VIDEO Khudbada Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo dhamaystiran
https://youtu.be/CYUydGu1jdQ
Khudbadda Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mude Daahir Rayaale Kaahin
Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa khudbad ka jeediyey madashii dhaarinta...
Sharciga & Cadaaladda maxaa innaga haysta!
Sharcigu waa hab wax lagu maamulo oo ay sameeyaan ururo bulsheed amaba dawladi, waa wax laysla garto in laysku afgarto oo dad iyo duunyaba...
Dil toogasho ah oo hada ka dhacay Muqdisho iyo ciidamo gaaray...
Nin la sdheegay in uu daganaa Xaafada Kaasa bobolaare ayaa hada lagu toogtay goob aan ka fogeyn isgoyska Masaajidka sheikh Cali suufi
meydka qofka la...
Dhageyso Qaabkii uu u dhacay Xukun Gacan Goyn ah oo maxakamada...
Fagaare kuyaal deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa maanta gelinkii dambe ka dhacay Xukun Gacan goyn ah oo lagu fuliyay ruux fal...
VIDEO Qaar ka mid ah naafada baratay cilmiga iyo Farsamada Oo...
https://youtu.be/L6hGdwJxjIM
Enj Cali Bishaar Xuseen oo ka tirsan naafada ku nool gobolka Banaadir islamarkaana in ka badan tobon sanadood soo waday barashada qeybaha kala duwan...
Mucaarad Dowladeed mise Qaran Dumiyayaal “Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ka faa’ideysanaya fursadaha...
Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo...
Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye oo cunaqabeyn saaray Somaliland wuxuuna ganafka ku...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo hada ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ayaa sheegay in uu dhibsaday Soomaaliland in...
Dil Toogasho ah oo Muqdisho loogu geystay Wiil dhalinyaro ah oo...
Koox hubeysan ayaa goor-dhaw Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyar ah sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa...