Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

VIDEO Fanaanadii U horeysay Ee Somaliyeed Guduudo Carwo Oo Hargeysa Lagu...

0
https://youtu.be/1h37W19jZwc https://youtu.be/pgXAHmbgZU8 Waxaa xalay xiligii Salaada Subax  magaalada Hargeysa ku geeriyootay, Alle ha u naxariistee, Shamis Abuukar (Guduudo Carwo) oo ahayd gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed...

Dhageyso Cododka oo dhameystiran Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukumadda Soomaaliya iyo wafdi...

0
Wakiillo ka socda Midowga Yurub iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa maanta tagay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya oo uu Ururka Midowga Yurub dayactiray. Ergeyga Midowga Yurub...

Dhageyso Qarax Gaari loogu xiray oo lagu dilay Cali Magafe...

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax markii hore lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Puntland balse markii dambe la sheegay...

Shirkii Shaqo la.aanat Dhigay Reer Muqdisho oo la soo gabagabeeyey iyo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah furay shirka Qaran ee (Somali Partnership Forum) ee ka dhacay magaalada Muqdisho 4-ilaa 5-ta...

Deegaanada Somaliland oo ay ka bilaabatay Burburinta Dhagxaan ay ku qoran...

0
Mid Kamida Dhagxaanta Ay Ku Xardhantahay Aasaarta Qadiimiga Ahi Oo Weerar Burburina Lagu Qaaday Dhagax weyan oo caan ahaa oo ay ku xardhantahay far qoraal...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan si wada jir ah...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii Lix biloodlaha ahaa ee ay...

Somalia Partnership Forum Mogadishu 5th of December 2017

0
Preamble 1. Representatives from 25 countries and 6 multilateral organizations, as well as representatives from all of Somalia’s Federal Member States and the Benadir Regional Administration,...

Dhageyso Qaabka uu u dhacay Xukuno dil iyo Xabsi daain ah...

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin Al-Shabaab kuwaas oo qaarkood...

Dowlada Somaliya oo U.N ka dalbaneysa In cunaqabataynta hubka laga qaado...

0
Howlgalka nabad-ilaalinta ee Soomaaliya waa la dhaawici karaa haddii la gooyo madax-xayiraad farabadan Qorshaha Midawga Afrika ee ku aaddan ciidamadeeda nabad-ilaalinta Soomaaliya (AMISOM) ayaa dhaawici...

Dhageyso Axsaab Siyaasaadeed waxaa sameyn kara dad wadaniyiin ah 4.5 waxaa...

0
Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa kaga digay Xisbiyadda Siyaasadeed ee dalka ka jira in qabiil ay ku saleeyaan...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com