News Somalisan
magacyadda iyo qabiiladda dhalinyaradda Maxkamadda India ku xukuntay dilka Xigasho waagacusub
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay markii ugu horeeysay heshay magacyadda,muuqaalka iyo qabiiladda ay u dhasheen dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka India ku xukuntay...
Raiisal wasaaraha dalka Cumar Cabdi rashiid oo wax laga xumaado ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda...
Ergada Beesha Cabdale uga qeybgaleysa Doorasahda Cadaado oo sagootin loogu sameeyey...
https://youtu.be/4XQRFfBIDJ0
Musharax Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa Munaasibad lagu sagootinayey Ergada beesha Cabdalle Sabti oo katirsan beelweynta murusade ama karanle hawiye uga qeybgaleysa dorashada iyo...
IGAD Maxay ii Tahay? Qormo xiisa gaar ah leh W.Q Yusuf...
IGAD Maxay ii Tahay?
Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa
“Wa leylin ka mawjil baxri arkhaa suduulahu
Calaya bi anwaacil humuumi li yabtalii
Alaa ayuhal leylu dawiilu...
Kenya waxaan joojinay ilaa 4 ceel oo shidaal aan ka qodaneyney...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay joojisay shidaal baaris ay ka waday Biyaha ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Dowlada Soomaaliya oo dalbatay in la joojiyo Dilka lagu xakumay dhalinyaro...
Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay xukun la sheegay in ay wajahayaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku...
Ergada Beesha Cabdale uga qeybgaleysa Doorasahda Cadaado oo sagootin loogu sameeyey...
https://youtu.be/4XQRFfBIDJ0
Musharax Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin ayaa Munaasibad lagu sagootinayey Ergada beesha Cabdalle Sabti oo katirsan beelweynta murusade ama karanle hawiye uga qeybgaleysa dorashada iyo...
Faalada Maanta Badda Soomaaliyeed Maanyo geyn iyo Muran ka saaris...
Waxaa maalintii Jimcaha 23 Sebtember 2016 la soo gabagabeeyey kiis dacwadeed ka socday Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ee magaalada Hayg ee dalka Holand...
Dib u dhac mar kale ku yimid doorashada Aqalka sare ee...
Doorashadii Aqalka sare oo la filayey in xiligan lagu dhawaaqo ayaa mar kale dib u dhacday
Guddiga doorashooyinka dadban wali kama hadlin arintaan , waxaana...
Masuul ka tirsan Maamulka Koofur galbeyd oo la dilay
Magaalda Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in ay Al-Shabaab ay degmadaasi ay ku dileen Ma’suul ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Sida wararku...