Somalisan News
Shirkii Madasha qaran oo laba garab u kala jabay natiijo la.aana...
Hagaamiyayaasha shirka madasha qaran oo fadhigoodii ku kala kacay iyada oo aanay ka soo bixin wax go.aano iyo qodobo ah guuldarana ku idlaaday
Shirkii Muqdisho...
Dayaxii Reer maka Diinkow horseeday dhageysi wacan
Muslimiin Aduunka dacaladiisa ka kala yimid oo kor u dhaafaya hal miljan iyo bar oo Gudanaya Waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Buurta Carfo.
Maanta oo...
somalisan Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa ka dhacay ID Card kii uu...
somalisan Madaxweyne Xasan Sheikh waxaa ka dhacay ID Card uu madaxtooyada ku joogi lahaa waxana ku xakumi lahaa ee ha cusbeysto ama xafiiska ha...
Ganacsatada Somaliland Oo Walaac Kamuujiyay Goaanka Ay Xukuumadu Ku Joojisay Bacihii...
Madaxweynaha Somaliland, ayaa 14-kii April 2015 ee sannadkii hore soo saaray Wareegto uu ku mabnoocay iibinta, soo dejinta iyo adeegsiga Bacaha kala duwan ee...
Dhageyso:- Madaxweynaha Oo ka hadlay shirka IGAD iyo wadooyinka xiran Ee...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sh, Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa uga waramay xernaanshaha wadooyinka muhiimka ah ee dhex mara Magalaada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa arrinkaasi...
Dhagayso Wakiilka Qaramada midoobay oo shaki ka muujiyay in doorashada Somalia...
Wakiilka Gaar ah ee arimaha somaliya uga wakiil ah Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ahna madaxa xafiiska UNSOM Micheal Keating
oo u waramay idaacdaa BBC...
Ariso degreetada madaxweynaha Somaliland ee Go’aanka Diyaarinta Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-4240/092016 uu go’aan ka soo saaray go'aanka ay hore ugu soo...
VIDEO haweenka oo dhaliilay qoondada Boqolkiiba sodanka iyo tartanka jagooyinka sare
https://youtu.be/moiNYCFRxoo
VIDEO Dhageyso Askari ka tirsan Ciidamada bolice-ka ” ma haboona in...
https://youtu.be/0ftxwjcQZAc
Xili ay isa soo tarayaan dhibaatooyinka Bini aadanimo ee laga ee deynaayo Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee ka howlgalay gobolada dalka qaarkood ayaa...