Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Full VIDEO Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne oo ka soo...

0
https://youtu.be/fVuQw6Qw5cU Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) ayaa markii u horeysay kasoo muuqday warbaahinta Al-Shabaab, ayada oo uu jeedinayo muxaadaro maqal iyo muuqaal ah oo...

Senior Al-Shabaab operative surrenders amid renewed onslaught

0
A senior al-Shabab militant on Saturday surrendered to the Somali government forces amid ongoing security operations to flush out members of the terrorist group...

Isbitaalkii ugu weynaa Baladweyn oo Xirmay iyo Dhaawacyo Dayacan

0
Tan markii ay qaraxyada ka dhaceen Baladweyn taasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof, kuna dhaawacmeen boqol kale ayaa waxaa xiran...

Maamulada Puntland & Jubbaland oo ku wareejiyay guddiga doorashada heer federaal...

0
Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Guddiga Doorashooyinka ee heer Federaal ee (FEIT) ku wareejiyay xogta iyo Warqadaha Foomamka doorashadii ka...

Puntland oo Malafka Xildhibaanada lagu doortay  ku  wareejisay guddiga doorashada

0
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee ( SEIT) Puntland, ayaa maanta Guddiga Doorashooyinka Heer Federal ee (FEIT) Ku wareejiyey Xogta iyo Galalka doorashadii ka...

Soomaali kunool dalka Canada oo la tarxiilayo iyo Sababta ka dambeesa...

0
Dowladda Canada ayaa qorsheeneysa in dalkeeda ka tarxiisho qaar kamid ah Soomaalida sannado badan dalkaasi kunoolaa, kuwaa oo lagu helay in ay heestaan baasabooro...

Saldhig Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Dhismaha Xerada maslax  oo la weeraray

0
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaa ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhiga weyn ee Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Xerada Maslaxa ee kutaalla Xaafada Suuqa...

Laftagareen: “Baarlamaanka waxaa kamid ah Janano oo Markii Maamulada kale ay...

0
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo khudbad sagootin ah u jeediyay Xildhibaannada iyo Senatarada Dowlad-Goboleedkaas ku metalaya Baarlamaanka 11aad Soomaaliya ayaa...

Al-Shabaab oo weerartay Xeryo Ciidanka Puntland ku leeyihiin Af-urur.

0
Deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari waxaa saakay ka dhacay dagaal toos ah oo Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigyo ciidamada DG Puntland ku leeyihiin Deegaankaan...

Kursi Doorashadiisa Adag Tahay Oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Baladweyne

0
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com