Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Biden oo ku dhawaaqay cunoqabatayn cusub oo ka dhan ah...

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Talaadadii ku dhawaaqay mamnuucidda saliidda Ruushka iyo tamarta kale ee laga keeno dalka Ukraine isagoo ka aargoosanaya duullaankii Ukraine. “Waxaan...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Beledweyne

0
Dagaal kooban ayaa afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan waxaa uu Maanta ku dhexmaray Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Madaxda Hir-Shabeelle ee ku sugan...

Maamulka Koonfur Galbeed oo diiwaangeliyay Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka

0
Guddiga hirgelinta heer dowlad Goboleed ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta diiwaangeliyay musharrixiinta lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda Maalinta beito...

IMF oo markale sheegtay inay jareyso dhaqaalaha ay siiyaan Somalia hadii...

0
Hay’adda lacagta Adduunka ee IMF ayaa dib u cusbooneysiisay digniinteeda ku aadan in dhaqaalaha la siiyo Soomaaliya la jari karo haddii ay dowladda sii...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimaha duulimaadyada

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Axmed Faraax ayaa maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Itoobiya ee Soomaaliya Danjire Cabdifataax Cabdullaahi Xasan. Kulankan...

Musharaxiinta oo War ka soo saaray talaabadii Shariif Xassan loogu diiday...

0
MIdowga Musharaxiinta Somalia ayaa cambaareeyey talaabadii Shariif Xassan Shiikh Aadan looga xanibay ka qeyb galka doorashada xubnaha golaha shacabka ee magaalada Baydhabo. War qoraal ah...

Full VIDEO Siyaaradii Sheikh Cali Muumin Kaalmooy qaadariye saalixiya axmadiya rufaaciya...

0
https://youtu.be/ZFjBMHjNPd8 Siyaaradii Sheikh Cali Muumin Kaalmooy qaadariye saalixiya rufaaciya  iyo dagmada wardhiigleey

Dagaal iyo Banaanbax la filayo iyo Shir ka socda Garoonka diyaaradaha...

0
Shir ka socda Garoonka diyaaradaha Garbahaareey, Gaadiid dagaal & Ciidamo lagu arkayo Xerada Ciidamo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leegihiin Garoonka diyaaradaha degmada...

Puntland iyo DP world oo dekeda Bosaso ku wareejiyay shirkad cusub

0
Puntland iyo DP world oo dekeda Bosaso ku wareejiyay shirkad cusub Maamulka Puntland iyo shirkadda Imaaraatka laga leeyahay ee DP-world, ayaa ku heshiiyay in maamulka...

War DEG DEG ah  Dagaal culus oo hada ka socda Magaalada...

0
War DEG DEG ah  Dagaal ka socda Magaalada Beledweyne Wararka naga soo gaaraya Magalada beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in  dagaal xoogan uu ka socdo...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com