Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Cabdiladiif Muuse Nuur oo amray in la toogto Ganacsatada Suuqa Bakaaraha...

0
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo booqasho ku jooga Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, isaga oo kala hadlay dardar gelinta howlaha...

AMISOM “Waxaan diyaar u nahay Doorashada dalka…”

0
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa 23 sarkaal u xilsaartay taageerada Booliiska Soomaaliya & mas’uuliyadda qabsoomidda Doorashooyinka Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka & Madaxweynaha. Howlgalka...

Dagaalka sababay Dhimashada & dhaawac oo  Muqdisho ka dhacay

0
Waxaa saakay dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya uu ka dhacay Isgooska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaaro...

Full VEDIO Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Cali...

0
https://youtu.be/BQuaQFG92dA Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Cali (Xalaal) Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Baladweyne Wafdigaan Balaaran oo uu hogaaminaayey Musharax xildhibaan...

Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo laguna cadaab muto...

0
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.? Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha...

Full VIDEO Rooble oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka...

0
https://youtu.be/5KP7C7FdX08 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo booqasho...

Aqriso Cabashada Xildhibaan hore Caasha Axmed Cabdalla

0
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ku: Raysalwasaaraha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Og: Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Og: Xeer-Ilaaliyaha Guud Dawladda...

Wasiirka Cadaladda XFS oo sheegay in Cadaaladda la horkeeni doono haweeneydii...

0
Wasiirka Cadaladda XFS oo sheegay in Cadaaladda la horkeeni doono dadkii ka dambeeyey dhibaateynta Ubax Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay...

Diyaarad 2aad oo ku dhacday saacado gudahood gudaha dalka

0
Warrarka laga helayo magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ay ku...

Shacabka Reer Maqale Gobolka Tigrey oo mar kale wajaheya Dagaal kaga...

0
Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya, Birhanu Jula ayaa sheegay in uu sugayo oo kali ah amarada madaxda ka sareysa si mar kale...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com