Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Full VIDEO Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo...

0
https://youtu.be/ZVEOli3SG8A Madaxweynaha dowlad Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana si heer...

Full VIDEO Qaabkii aas Qaran loogu sameeyey Meydka Madaxweynihii hore Cali...

0
https://youtu.be/B9UNC3evjIE Meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah u naxariistee, Cali Mahdi Maxamed, oo arbacadii ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Kenya ka dib markii laga...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay geerida Nuuradiin Axmed Caalin

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cusmaan Abokor Dubbe, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan maamulka iyo howl-wadeenada...

Amarka ganaaxa Afxirka oo lagu tilmaamay mid aan laga firsan lacagtana...

0
AMMAR AAN LAGA FIIRSAN BADANAA!!!. waxaa maanta ka soo baxay maamulka Gobalka Banaadir ammar ah in qofkii aan af-xir qaadan la ganaaxi doono ganaax aan...

Full VIDEO Maamulka Xarunta shifaaul Casiis oo bilaabay Quraan saar lacag...

0
https://youtu.be/el_IyPakqpw Maamulka cilaajka shifaaul casiis oo bulshada u balan qaaday quraan saar lacag la.aan ah Xaunta Cilaajka Shifaaul Casiis Waxay diyaar u tahay la dagaalanka jinka sixirka...

Full VIDEO Ispital lagu daweeyo Cudurada bawaasiirta dheefshiidka iyo fiiskolaha oo...

0
https://youtu.be/NJOpz_TMhnw Dr mohamed Abdulxamiid oo ku takhasusay Daawaynta cudurada ku dhaca dheefshiidka iyo baabasiirta Kana howl gali jiray isbitaalka somali syrian Ayaa hada kashaqa bilaabay Isbitaal...

FARMAJO TAKES SOMALIA INTO THE TUNNEL By Shukri SAID

0
Somalia worries the international community more and more about the worsening of the security, economic, health and now the political crisis.   The news of the...

Maxkamada ICJ oo soo saartay Jadwalka dhegeysiga dacwada badda ee Somaliya...

0
Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. (Somalia) Tuesday 16 March 2021...

WQ Yuusuf Garaad Cumar Masuuliyiintii somalia u matalayey Dacwada badda oo...

0
Mas’uuliyiinta Soomaaliya ku matalaya dacwada soohdinta aan la wadaagno Kenya ee Badweynta India oo uu horkacayo Ku Xigeenka Ra’iisal Wasaaruhu maanta waxay soo gaareen...

Full VIDEO Wasiirka Amniga ayaa Sheegay sababtii uu ku baaqday banaanbixii...

0
https://youtu.be/qECH73PkM_c Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xundubay Jimcaale ayaa khilaaf uu ka dhashay cida qaadeysa masuuliyada sugida Amniga goobta lagu waday in uu ka dhaco...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com