Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
262 POSTS 0 COMMENTS

R/wasaaraha Ethiopia oo Noqday Ergadii ugu horeysay Caleemo saarka ee...

0
  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa goor dhow ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqidsho, xilli ay socoto Munaasbada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya. Hailemariam Desalegn...

LIVE somalisan uga daawo Muaansibada caleemo saarka madaxweyne farmaajo

0
https://youtu.be/WCYmiN48vNA Jadwalka Qudbooyinka masuuliyiinta ay jeedinayaan iyo waqtiyada sida ay u kala horeeyaan waa sidaan Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u bilaaban doonta...

Madaxweynaha kenya iyo madaxweyne ku xigeenka dalka suudaan oo u gaaray...

0
Madaxweynaha kenya iyo madaxweyne ku xigeenka dalka suudaan oo ka dagay maroonmka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxayna u tageen halkaa in ay ka qeybgalaan...

Raiisal wasaaraha Dowlada Ethiopia oo Muqdisho u gaaray ka qeybgalka Caleemo...

0
Raiisal wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam-Desalegn ayaa u gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeybgalayo xaflada Caleemo saarka Madaxweyne faramaajo Raiisal wasaaraha dowlada aanu jarka nahay...

Madaxweyne Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalka caleemo saarka...

0
Wafdi balaaran oo uu horkacayo  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa  gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo xafladda lagu caleemo saarayo...

Ciidamo Kenyaan ah oo qarax waxyeelo geystay lagula beegsaday Cabdall Biroole...

0
Kadib, weerarkii dhimashadda badan dhaliyey ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku qaadeen Saldhigga ay Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow, ayaa waxay Al-shabaab qarx miino...

Madaxweynaha ahlu suna Sheikh Shaakir ayaa muqdisho u tagay ka qeybgalka...

0
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madawaynaha maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe Sunna Sheekh Maxa’ed Shaakir oo casuumaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha JFS Maxamed...

Amarkii wadooyinka lagu xirerayey oo la laalay.

0
wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa isu furan ka dib markii uu dhaqan gali waayey amarkii uu bixiyey maamulka Gobolka ee ahaa in wadooyinka la xirayo...

Rag saarnaa Mooto oo suuqa bakaraha ku toogtay Ganacsade

0
Suuqa Weyn ee Bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaan Khaliifa ayaa goordhaw  lagu dilay nin dhalinyaro ah oo kamid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Mid kamid...

VIDEO Xaaladda Wiil Indhaha Looga Riday Belgium

0
https://youtu.be/GcqPd0zufQI Isbitaalada dalka Belgium ayaa u caal-waayey wax ka qabashada indhaha wiil dhallinyaro ah oo ay xili habeen ah labada indhood kasoo tureen dhalinyaro ku...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com