Home Authors Posts by somalisannews

somalisannews

somalisannews
265 POSTS 0 COMMENTS

laba Taliye ciidan iyo askar kale oo Ku dhintay dagaalkii...

0
Siddeed askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa oo ay ka mid ahaayeen labo sarkaal ayaa ku dhintay dagaal subaxnimadii hore ee saakay...

Dhageyso Wiilkii Faramaajo ha la ii geeyo yiiri oo loo geeyey...

0
  Tan iyo marki la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa baraha bulshada ay ku xiriirto sida Facebook iyo Twitter-ka aad looga hadlayey muuqaal...

Meydka Nin kale oo u dhintay baahi iyo haraad ayaa mar...

0
Xili ay jiraan abaro ku dhuftay dalka ayaa waxaa isa soo tarayo dadka iyo duunyada ugu dhimanaya xaaladaha abaarta in kasta oo ay u...

Madaxweyne Faramaajo oo booqday Madaxtooyada ( DAAWO SAWIRADA )

0
Madaxweynaha Soomaaliya ee dhowaan la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Madaxweynihii...

VIDEO Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay hogaamiyaasha dowlad gobolleedyada

0
https://youtu.be/m-bL1KjrRUI Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa manta kulan Magaalladda Muqdisho kula yeeshay Madaxweynayaasha Maamul Gobolleedyadda Dalka Soomaaliya. Kulanka Madaxweynaha dowladda Dhexe iyo...

Shri rasaased sababatay dhimasho iyo dhawac ayaa ka dhacay Muqdisho

0
              Ilaalada Axmed daaci oo dil iyo dhaawac ka geysata Wadada maka al mukarama ee Magaalada Mudisho Ilaalo la socotay gaari uu leeyahay guddoomiyihii hore ee...

Maamulka Somaliland WAR-SAXAAFADEED: Madaxweyne FARMAAJO

0
  Xukuumadda Somaliland waxay soo dhaweynaysaa go’aankii ka soo baxay kulanadii is-daba joogga ahaa ee ay Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ku kala cuganayeen Mudanaha loo...

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay shacabka fariin u direy...

0
Madaxweyne Farmaajo oo fariin udiray shacabka isugu soo baxday taageeradiisa Madaxweynaha cusub ee la doortay Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa la hadlay shacabka Soomaaliyeed ee banaanbaxyada...

LIVE Toos u daawo doorashada Madaxweynaha soomaaliya sida ay u dhaceyso

0
0http://iqbroadcast.co.uk/sntvlive usharaxiinta ayaa codadka u kala helay sida tan; 1-...

Sheikh Shariif Sheikh Axmed ”Doorashada Masuqmaasuq Ayaa Ka Jira”

0
Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha oo Berri oo Arbaca ah ka dhaceysa magaalada muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidamada cirka ee...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com