Home Afsomali Deeq ka timid Dowlada Shiinaha oo duleydka Muqdisho laga Qeybiyey

Deeq ka timid Dowlada Shiinaha oo duleydka Muqdisho laga Qeybiyey

Deeqda Shiinaha (7)

Safiirka Shiinaha oo sheegay in Gobolka banaadir u qorsheegay kaalmooyin kala duwan

Dowlada shiinaha dadka ayaa raashin ceeriin ku wareejisay dowlada somaliya si ay u garsiiso dadka barakacayaasha ah eek u sugan duleydka magalada Muqdisho .

Kaalmadaan rashinka ah ayey safaarada shiinaha ku wareejisay wasaarada arimaha gudaha ee Xakuumada Somaliya. .

Safiira Warsame Geeli jire ayaa marar badan qalinka ku duugay kaalmooyin kala duwan oo ay dowlada shiinaha ugu talagashay bulshada Somaliyeed

Raashinka ayaa ka Koobnaa Bur bariis sokor salid iyo Bacaha Roobka waxaana loo soo marsiiyey hey.ad Maxali ah oo lagu magacaabo nasri general Trading .

Nasri ayaa Boqolaal qoys ugu qeybisay raashinkaan deegaanka garas baaley ee duleydka waqooyi Magaalada Muqdisho .

Qaar ka mid ah barakacayaashii raashinka loo qeybiyey ayaa ka mahadceliyey waxayna sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin kaalamadaan ugu timid mudo dheer oo aaneyn helin wax kaalmo ah dowlada shiinaha .

Deeqda Shiinaha (8) Deeqda Shiinaha (6) Deeqda Shiinaha (2) Deeqda Shiinaha (3) Deeqda Shiinaha (4) Deeqda Shiinaha (5)  Deeqda Shiinaha (7)

Xiliyadii danbe waxaa la waayey cid kaalmo u geysa dadka ku barakacay gudaha dalka sidoo kalana waxaa joogsaday hey.adihii ganacsatadii iyo shirkadihii mucaawinada ka qeybin jirey heryaha barakacyaasha.Deeqda Shiinaha (9)

Dowlada shiinaha ayaa balan qaaday in ay Gobolka banaadir baahida ka jirtay ay hoos u dhigi doonto ilaa iyo xad waxaana wajiga hore ay sheegeen in ay diyaariyeen ilaa 75 tan oo raashin ah.Deeqda Shiinaha (10)

Deeqda Shiinaha (1)

 

 

 

 

55 COMMENTS

Leave a Reply to Hâmsë Âhmëd Jâmâç Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.