Home Afsomali DEG DEG Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa as kala...

DEG DEG Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa as kala wareegay magaalada mesegawaa ee gobalka Galgaduud.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Ciidamada deegaanka ayaa kooxda as kala wareegay magaalada mesegawaa ee gobalka Galgaduud.

Kumaadooska Xds ee Gor gor iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka ayaa si nabada magalada mesegawaa kala wareegay as waxaana hadda ciidamaddu howlgallo miina baaris ah ka wadaan gudaha magaalada.

Taliyaha Guutada 17-aad kumaandooska Xds Gor gor G/le Shaahid Jaamac Faarax ayaa Warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay in ciidamaddu miyiga magaalada mesegawaa ay sii baacsanayaan firxadka Khawaarijta in kastoo magaalada lagula wareegay si nabad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.