Home Afsomali Full VIDEO Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo...

Full VIDEO Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo puntland iyo Xukuumadii dhacday

Sii haaye Wasiir Goodax bare oo codsaday in la dhaxdhaxaadiyo puntland iyo Xukuumadii dhacday

Sii haayaha Xika wasiirka wasaarada waxbarashada ee Xukuumadii baarlamaanku riday Cabdulaahi Goodax Bare ee warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khilaaf xogan oo dhanka waxbarashada ah uu ka dhaxeeyo maamulka puntland kaasi oo salka ku haayo Qaadashada manaahijta qaranka  iyo aqoonsiga Shahaadooyinka ay siiyaan ardayda aan ka qeyb galin imtixaanada ay dowladu qaado

Goodax bara ayaa xusay in uu aad uga xun yahay wasaaraduna aysan ku faraxsaneyn arintaa dhibka ka iman kara

Sii haaye Goodax bare ayaa ugu baaqay aqoonyahanada iyo dadka waxgalka ah in ay gacan ka geystaan saxida qaladaadka jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.