Home Afsomali Madaxweyne Farmaajo oo magaacaabay la taliye xaga arimaha bulshada

Madaxweyne Farmaajo oo magaacaabay la taliye xaga arimaha bulshada

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa u qaabilsan dhinaca arrimaha bulshada qof dumar ah.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikheysneyd 26-ka bishan, ayaa lagu magacaabay Caa’isha Abukar Qaasim.

Haweeneydan ayaa sidoo kale madax ka noqotay xafiiska xiriirka arrimaha bulshada madaxtooyada.

Akhriso wareegtada madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.