Maxaa laga la filaa oo isbadel ah xukumadda Federaalka
Iyadoo waayo arag laga qadanaya dawladahii dalka soo maray laga soo bilaabo sannakii 2000, dalka Jabuuti, magaalada Carte, waxaa wanaag loo arka in habki logu dhaqmi jiray wax laga beddelo oo xukumada soo socota ee dalka loo dhisaayo ay noqdaan dad tiro kooban oo leh aqoon iyo dad waayo- arag ah isla markina bulshada dhaxdeeda sumacad fiican ku leh. Tusaale ahaan,si markiba aqristaha uu arki karo, labadii dawladood ee ugu dambeeyay oo ay kala hoggaminayeen Cabdiweli Sheikh Axmed iyo Cumar Cabdirashii Sharmarke ,oo iyada weli xilka hayso, xubnaha golaha wasiiradooda waxey tiradooda aheyd 55 xubnood iyo 66 xubnood oo u qaybsan sida soo socota: b)-Cabdiweli Sheikh Axmed 25 wasiir, 25 wasiir ku-xigeen iyo 5 wasiirul dawlo. t)-Cumar Cabdirashiid Sharmarke 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen iyo 14 wasiirro dawlo.
Soomaaliya dhaqaalaheeda guud iyo daqliga miisaniyada xukumadda, waqtiga la joogo, ma qaadi karaan Gole Wasiirro oo tiradooda intaas la egtahay. Sidaas darteed waxaa fiican dawladaha mustaqbalka dalka loo dhisaayo in ay noqdaan kuwo aad u tiro kooban. Wasiirro badan, Wasiir-kuxigeenka iyo weliba Wasiirul dawlado-yaal ama muuqato baahi cad oo qarameed oo loo qabi karo waqtigaan oo lagu howlan yahay dib u dhisid iyo dib u habeyn heykalka dawladeed ee dalka. Iska dhaaf wasiirrada qarkoode waxaan laheyn shaqo ay qabtaan saacadaha waajibka ah shaqaale weynaha dawladda. Haddii shalay dawlad salbalaaran loo dhisayay si ay dadka iskaga wada arkaan Gole Shacab iyo Xukumad loo dhan yahay. Hadda waa laga soo gudbay waqtigii jabhadaha iyo dagaaladii sokeeye.
Qodobkaan inta aan laga bixin waxaa in leys xusuusiyo mudan arrimaha uu soo kordhiyay qaadasha habka Federaalka. Waa wax wanaagsan oo hurumar leh in dalka lagu baaxiyo isxukunka gobollada hayeeshee ma habbona, Gobollada oo la ogyahay in ay gudahooda ka soo saari karin dhaqaale badan oo ay ku maamulaan dawlad-goboleed salbalaaraan oo leh Wasiiro, Wasiirro Dawlad iyo Wasiir-ku-xigeenno tiro badan halka xoogga ka sari lahayeen Agasimeyaal iyo aqoon u leh maamulka hawlaha dawladeed.
Dhaqaalaha Dalka
Horumar iyo wax qabad kasta waxaa fure u ah dhaqaalaha uu dalka kasta leeyahay iyo dadaalka shacabdiisa. Dalkeena dhaqaalahiisa wuxu ku dhisan yahay wax-soo-saarka xoolaha nool, oo ay dhaqdaan beelaha reer guura ah, beelaha beeraleyda dan yar ah iyo ganacsato aan rasumaal weyn laheyn. Xoolodhaqata waxey xoolahooda ka helaan hilib iyo caano ay ku noolaadan, waxeyna daqly lacageed, oo la sheegi karo, ka helaan watiyada Xijka oo xoolo badan ay dibedda iib geeyan . Dhinaca kale beeraleyda oo weli heerka wax- soo-saarkooda uu yahay mid aad u hooseya oo aan ka badneyn nolol maalmedkooda waxay intii sanooyin ah bilaabeen ka ganacsiga iyo dibed u dhoofinta dalagyo ay kamid yihiin Sisin iyo Liimo oo aan weli aheyn heer buuran. Xoolaha iyo Dalagyada kor lagu soo sheegay, in kastoo ay milkiliyaashoda helin wax horumarin iyo taageero bankiyed ah, iyagoo aan laheyn hanti amaahda damaanad u noqon karta darteed, haddana wax qabadkooda waa ilaha ugu muhiimsan ee waqtigaan uu dhaqaaalaha dalka ka helo lacagta adag. Qaybahaas waxaa soo raaca daqliga dalka ka soo gala dhinaca qubajoogta soomaaliyeed oo ah masaruufka ay qaraabadooda dalka joogo bilwalba u soo diraan.
Badbaadinta Hantida Dawladda
Dalkeena wuxuu ka mid yahay dalalka soo-koraayo oo badanaaba lagu edeeyo maamul xumo iyo xatooyo xoolo dadwyene hadaba si arrintaas looga gaashanto waxa wanaagsan in daqliga dawladda ka soo galo canshuurta muwadaniinta laga qaado iyo kuwa laga helo dawladaha saaxibka la ah dalkeena, ay maamusho Qaybta Xisaabaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda (Ragioneria Generale)oo keli ah, loona sameeyo Hayad aqoon durugsan u leh habka baarista maaliyadda dowladeed. Hayadaas waa in ay leedahay awood ay si deg deg ah tilaabo shaciyeed uga qaadi karto wixii xatooyo iyo is dabamarin ah ee ku saabsan hantida qaranka. Qodob aad u muhiin ah oo kale waxa ah in lacagaha daqli dawladda ama kuwo dawladdo saaxibo ah laga helay ay gacanta u galin wasiirro ama cid kale oo jeebka ku shubta ama xisaabo magacoda ku qoran oo ka furan Bankiga Dhexe, Bankiyada gaarka loo leeyahay ama shirkadaha Xawaaladaha kadibna u isticmalaan danahooda gaarka ah. Wasiirka shaqadiisa waa mid siyaasadeed, abaabul iyo isu dubaridka hawlaha wasaarrada uu madaxda ka yahay ee ma aha mid maamul lacageed
Ugu dambeyn Datuurka Ku-Meel Gaarka ah ee dalka qodobkiisa 111C, lambarkiisa 1aad, wuxuu ka hadla Guddi hawshiisa tahay baarista iyo ka hortagga wixii Musu-maasuq ah ee ku saabsan qaybaha dawldda. Sidoo kale Lambarrada 2aad ,3aad, 4aad,5aad, iyo 6aad waxey si cad ay ugu hadlayaan cid kasta oo lagu helo dambiyo musuqmaasuq iyo xatooyo hantida dawladda,i.w.m in uu Guddiga xayiri karo, la wareegi karo hantidooda haddii lagu helo dambi ah xatooyo hanti dawladeed. Qodobka 6aad oo ugu dambeeya wuxuu qorayaa Guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa in uu yahay hayad madax banaan oo dhaxdhexaad ah xubnaheedana ay ka badnaan 9 qof. Giddigaas haddii uu dhisan yahay shaqadiisana uu u fuliyo si Alle ka cabsi leh waxaan shaki ku jirin in dalka uu gaaroyo horumar dhinac walba ah.
Maxamed Xuseen Amin
E.mail: maamiin01@Yahoo com.
31-8-2016
Wiz King Cade liked this on Facebook.
Bådmåçèyè Mòwlâ Ákshéy liked this on Facebook.
Amiin Aden Jama liked this on Facebook.
Mariya Cabdiraxmaan Baaslaawe liked this on Facebook.
Shaxshaxlowga Reer Banjar liked this on Facebook.
Âhmêđ Môhmêđ liked this on Facebook.
Jimcaalito Italaino Nianggolan Chelsea liked this on Facebook.
Maahir Cade Maahir Cade liked this on Facebook.
Sare Saaxibkood Inta Saxan liked this on Facebook.
Mohamed Amiin liked this on Facebook.
YQ Jump Man liked this on Facebook.
G David Wiil Punland liked this on Facebook.
Yuusuf Binu Shariif liked this on Facebook.
Gr Zaky Ali liked this on Facebook.
Ciyaal Casiir Hooyadod liked this on Facebook.
Kuuleta Yare liked this on Facebook.
Suhayb Xasan liked this on Facebook.
Ikraam Ahmed Ibrahim liked this on Facebook.
Amiin H Osman liked this on Facebook.
Caafi Yare Sh Khaliif liked this on Facebook.
ABinazh Oz Breezy liked this on Facebook.
Eng Moha Dhoodi liked this on Facebook.
Bin Haaruun Bin Mursal liked this on Facebook.
Ábdîrîšáck Témáś Bäłló liked this on Facebook.
Cabdi Naasir Diin liked this on Facebook.
Dreazy Wizz Widhiyo liked this on Facebook.
ÂbdûllHî Øzmân Dârør liked this on Facebook.
LivérpoÔlìàñ Moh’Éd Lazzol liked this on Facebook.
Salmaan Cali liked this on Facebook.
Proff Jaamac Waraabe liked this on Facebook.
Moh’ed Amin Dahir Abdi liked this on Facebook.
Cűmar Juniør Jř liked this on Facebook.
Cabdi Khaaliq Jamaal Maanqaboojiye liked this on Facebook.
Bashir Ibrahim Haiban liked this on Facebook.
Jøůšèph Şĕýf liked this on Facebook.
Samow Berkan Smk liked this on Facebook.
Ganta Bey AbdalLa liked this on Facebook.
Naabiil Luka Puntladis liked this on Facebook.
Hamdi Abdulahi Ahmed liked this on Facebook.
Moh Kaafi liked this on Facebook.
Prince Yaxye Édên Dzêkó liked this on Facebook.
Suhayb Abdi Mohamed liked this on Facebook.
Bakar Love Man Unted liked this on Facebook.
Lûìz TÆyø liked this on Facebook.
Zayid Lucka Modrig liked this on Facebook.
Sanbuur Daahir liked this on Facebook.
Cabdi Rizak Ugas Maxamed liked this on Facebook.
Birre Cabdullahi liked this on Facebook.
Cabdi Fitaax Aadan Maxamed liked this on Facebook.
Awga Maxamed Aw Nuur liked this on Facebook.
Khalid Alves liked this on Facebook.
Ñûûrëx Đôpë Kîñg liked this on Facebook.
Ugaas Qadar Guure liked this on Facebook.
Hámśé Múśtáfé liked this on Facebook.
Hadhacdo
Waxa lag filaya xasan damerale in u xukunka isla rabo mida kale galada islanka hor ka haysata aya rabta xasan damerale mida kale galadu ma jecla nhn capli badan dadkisa diintisa raba ama umada somaliyed wax taraya sida cabdulahi yusuf alaha u naxariste markay arken dadkisa iyo dalkisa in ay raban galadana u neceb yahay watay xilka ka paden 5 golaha sare maxa dhacay marku yirina xita somaliya jogi may sid wakhtina waxad pabta 48 sacadod xilka tiri waxa u yiri xita oday magalo an ahado galadu wa ka diday xage ada ani berkan la ahay wadan pabaw kuma nolan karo ayu yiri warka dhaf intas oo lacaga pado hadad dido kan dadku xiga aya ku dilin wa tu aday yaman cali cabdale salax aya magan galyo madax wayne ahan guri gadid cidan siyey in maydkaga la keno mahe nolol may aya lagu yiri wa ti maydkisa la kenay xiliga uu farol xilka u tiriyey aya somaliya ugu danbaysay waxa la kenay maydkisa alaha u naxariste madax kama danbayn isago farol kula dardarmaya wal wadanka daka umada si ficn u hay galada wadanka ka ilali way ahatay mita kale xasan aya la doran galadu say rabto ayey ka hesha xasan damerale wa ahbal dopon dad iyo dal marabo inta uu wadanka haystay maxu pabtay xita hal wado ma dhisin mida kale xasan wa alshabab parson mida kale umadu marabto alaw dawlad cadila nasi dinta nagu dhapda amin amin
Dalola AbdoAlrhman liked this on Facebook.
Mo Ali Heis Laqe liked this on Facebook.
Hāmzīīñø Ībñū Hāzzāñ liked this on Facebook.
Muuze Cumar Cabdilahi liked this on Facebook.
Wiz Elking Mohavic liked this on Facebook.
Ahmed Husein Ajay liked this on Facebook.
Bashka Nuurka Mixle liked this on Facebook.
Mûkhţär Đê GâMå liked this on Facebook.
Nabadoon Cabdiqaadir Maxamuud Maxamed liked this on Facebook.
Mahir Zein Caydihi Jcylka liked this on Facebook.
Dagane Ina Abdilahi liked this on Facebook.
Lovely Liilam Lii liked this on Facebook.
Khaalid Axmed liked this on Facebook.
Mohamed Abdi Jama Luqun liked this on Facebook.
Nasuuma Bintu Omer liked this on Facebook.
Zalmaan H Ahmed liked this on Facebook.
Abdirazak Ahmed liked this on Facebook.
Wízz Kîñg ßøý Hàrrërâ liked this on Facebook.
Åķíìb Fáńì liked this on Facebook.
Zhavic Lazt Natgeo liked this on Facebook.
Abdifatah Samriye liked this on Facebook.
Ruqiyo Muse Cade liked this on Facebook.
Mỡhamed Ằlphắ liked this on Facebook.
Muxiyødiñ Nur liked this on Facebook.
Řųň ßõƴ liked this on Facebook.
Lìkér Öñé Líkêr Bóý liked this on Facebook.
Siciid Siciid liked this on Facebook.
Xajii Farmacho Xasan liked this on Facebook.
Suldaan Zack Eid liked this on Facebook.
Muxiyadiin Hanad liked this on Facebook.
Ħãmsę Ềl Ømāřiiñhõ liked this on Facebook.
Beel Daaje Galaal liked this on Facebook.
Wīžžă Mūķķēĕ Hêřõ liked this on Facebook.
Xâmzē Xūbbõ Lãst Løvê liked this on Facebook.
Wadne Ztylezh Bowy liked this on Facebook.
Bridgette Bate liked this on Facebook.
Mahamed B Luetooth liked this on Facebook.
Fadxi Shiine Torey liked this on Facebook.
Doller Wíílkå Ríýådå liked this on Facebook.
Yasin Moha Gaani liked this on Facebook.
ßîdíxø Iňtëlliğěňt Ğüý liked this on Facebook.
Mohamed Mahamud Axmed liked this on Facebook.
Ândré Õlàd Ísçó liked this on Facebook.
Adnaan Osman Saeed liked this on Facebook.
Lazti Boy Idiriz Cadaani liked this on Facebook.
Zaki Suldaan Abdalle liked this on Facebook.
Awil Adan liked this on Facebook.
Ck Casovic liked this on Facebook.
Ăýýűb Äłbä liked this on Facebook.
Deeqo Cabdi liked this on Facebook.
Cabdullaahi Aweys Xuseen Xidigooz liked this on Facebook.
Abdinasir Kay liked this on Facebook.
Xasan Nuur Fanax liked this on Facebook.
Maxamed Wiz Naaji liked this on Facebook.
Pŕìńćè Mùśćáß Mâťá liked this on Facebook.
Shiikhal Beledka Dhalinyarada Somaliland liked this on Facebook.
Eng Abdisamad O Nor liked this on Facebook.
Pőqôŕ Sadaam Saxaraawi liked this on Facebook.
Maxamed Jaamac liked this on Facebook.
Čall Eňdeđ liked this on Facebook.
Aweeys Cusmaan Amin liked this on Facebook.
Maxamed Ozil liked this on Facebook.
Abdi Nasir Nour Ali liked this on Facebook.
Mo Khadarawi Jaango liked this on Facebook.
Eng Moha Hassan Tooxow liked this on Facebook.
Nambar Afar Zopa Banadir liked this on Facebook.
Ibnu Ahmed Jama liked this on Facebook.
Mohamed Ahmed liked this on Facebook.
Mursal Maaney liked this on Facebook.
Maxamed Bashka liked this on Facebook.
Abdiwahab Cilmi liked this on Facebook.
Muxidin Ahmed Ciiree Cade liked this on Facebook.
Abdiwaasac Yasin Abdi liked this on Facebook.
Abdirizaak Silvar liked this on Facebook.
Üpdy Rashid Said liked this on Facebook.
Tasos Antoniou liked this on Facebook.
Najma Bintu Cabdi liked this on Facebook.
Abdikani Pilaal liked this on Facebook.
Kaskiyo Kaa Saaray Maanka liked this on Facebook.
Amiishaa Omar Adam liked this on Facebook.
Muqdisho Fududeeste Jr. liked this on Facebook.
Cabdiraxiim Giirre liked this on Facebook.
Abdirizak Mohamed liked this on Facebook.
Abdulqadir Adan liked this on Facebook.
Alfanan Muniir Øg liked this on Facebook.
Cabdulaahi Biima liked this on Facebook.
Linda Bintu Cumar liked this on Facebook.
Liker Siciid Ilkacase liked this on Facebook.
Axmad Cabdi Raxman Warsame liked this on Facebook.
Eagle Eyes Lugayare liked this on Facebook.
Xoosh Bey Ash Moha liked this on Facebook.
Lãzt Kíñg Lípààñ Jr. liked this on Facebook.
Libandi Xaragofm liked this on Facebook.
Cabdi Mahad Cade liked this on Facebook.
Prince Ibra Abdirizak Nuune liked this on Facebook.
Ugaaska Ciyaalka Xaafada liked this on Facebook.
Said Mohamed liked this on Facebook.
Zakariye Bekam Badroriga liked this on Facebook.
Shamso Mahamuud liked this on Facebook.
Pæçó Tæphó Táphò liked this on Facebook.
Cabdi Fitaax Daahir liked this on Facebook.
Abdiwali Mohamed Ali Casaawe liked this on Facebook.
Samawade Nuur Yaroow liked this on Facebook.
Câlî Câârîf Êxcêllêt Bôy liked this on Facebook.
Cabdilaahi Sahal Ahmed liked this on Facebook.
Máàñka Dè Štÿłîśh Bøÿ liked this on Facebook.
Amiin Yare Artiste liked this on Facebook.
http://www.somalisan.com liked this on Facebook.
Hadan Cabduaali liked this on Facebook.
Abdisalam Ali Shire liked this on Facebook.
Æbdîrâhmântœ Îbnû Yûûsûfê liked this on Facebook.
Jamaal Ztylesh liked this on Facebook.