Home Afsomali mid ka mid ah raiisal wasaarayaashii hore oo ka soo horjeestay oday...

mid ka mid ah raiisal wasaarayaashii hore oo ka soo horjeestay oday dhaqameyd lagu daray 135 tii soo xulay xildhibaanada dhaliina u jeediyey

Raiisal wasaare farmaajo

Maxamed C/llaahi Farmaajo  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa dhaliil u soo jeediyey Madaxweynaha Dowlada soomaaliya iyo Afhayeenka golaha  Baarlamaanka.

Maxamed ina Farmaajo ayaa nasiib daro ku tilmaamay iyada oo lagu guda jiro xili kala guur ah ay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka wax ka badalaan qorshihii doorasho iyo dhaday dhaqameydyadii soo xulan lahaa ee 135-ta oday ee horey la isugu raacay.

Mr Farmaajo wuxuu inta ku daray in Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay Liiska Odayaasha dhaqanka ku soo dareen Oday cusub ay iyagu wataan ujeedana ka leeyihiin, waxa uuna tilmaamay in tilaabadaasi ay dhaawaceyso kalsoonidii lagu qabay Madaxda.

.

hadal heynta ugu badan ee siyaasiyiinta dalka ayaa noqotay aragtida warqad qoral ah oo la sheegay in uu saxiixay gudoomiye jawaari taasi oo lagu arkay magaca odoy dhaqameyd lagu kordhiyey 135tii oday ee soo xulista xildhibaanada golaha baarlamaanka soo socdo

 

3 COMMENTS

Leave a Reply to Ahmed Muse Hoosh Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.