Home Afsomali Muuqaal dhameystiran Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wadahadallo Miro Dhal Ah La Yeeshay...

Muuqaal dhameystiran Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wadahadallo Miro Dhal Ah La Yeeshay Dhiggiisa Dalka Kenya

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wadahadallo Miro Dhal Ah La Yeeshay Dhiggiisa Dalka Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.