mid ka mid ah raiisal wasaarayaashii hore oo ka soo horjeestay oday dhaqameyd lagu...

3
Maxamed C/llaahi Farmaajo  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa dhaliil u soo jeediyey Madaxweynaha Dowlada soomaaliya iyo Afhayeenka...

Muqdisho qoysas guri ay daganaayeen uu ku dumay iyo qasaare ka dhimasho iyo dhawac...

1
War deg deg ah Mid ka mid ah guryha qadiimiga ah ee sanado badan ka hor laga dhisay dagmada shangaani ee magaalada muqdisho oo...

Danjirihii hore ee somaliya u fadhiyey Kenya oo ku Dhawaaqay in uu yahay Musharax...

12
Danjire Maxamed Cali Ameeriko: Hogaamiyihii ay Somali sugeysay Waxaa daabacay Asad Maxamed Gacal Mar kasta oo Soomaaliya ay doorato madaxweyne cusub, waxay shacabka Soomaaliyeed ku...

MUSHARAX U TAAGAN KURSIGA XILDHIBAANKA BEESHA MOOBLEEN CISMAAN.

5
Xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan labba   boqol {200} oo xubnood oo isugu jirey siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka,...

Ciidamo Kumaandoos ah oo Muqdisho tababar loogu soo xirey

3
Munaasibadaan oo aheyd mid tababarka ciidan loogu soo xirayey cutubyo ka mid noqday ciidamada xooga dalka somaliyeed ,gaar ahaa ciidanka sida gaarka ah u...

hey.adda nabadsugida oo faahfaahin ka bixisay weerarkii xeebta liido

1
Taliyaha hogaanka nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ayaa  faahfaahin ka bixiyey weerar lagu qaaday hoteelo ku yaal xeebta lldo ee magaalada Muqidsho . Weerarka oo ahaa...

War Deg Deg ah: Dagaal culus oo haatan ka socda Balad xaawo

1
Somalisan.net: Wararka naga soo gaaraya  degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in maanta barqadii uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamo...

Warcusub: Markale Ciidamo Amisom ah oo lagu qabtay iyagoo Shidaal

2
Somalisan.net: Ciidamada Nabasugida ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM iyo gaari ay ku wateen shidaal ay iibinayeen,...

Sam Allardyce oo ku dhawaaqay xiddigaha Xulka Ingiriiska

0
Somalisan.net: Tababarii cusub ee Xulka saddexda Libaax Sam Allardyce ayaa soo xushay xidigaha England u ciyaari doono isreeb reebka koobka aduunka ee lagu qaban...

Qudaarta dalka qiimaheeda oo hoos u dhacay Suuqyada Muqdisho

0
Somalisan.net: Suuqyada lagu iibiyo qudaarta ee magaalada muqdisho ayaa xiligan waxaa ka muuqanaya hoos u dhac ku yimid qiimaha la kala siisanyo qaar kamid...