Xili Sawirada madaxweynaha maamulka Jubbaland lagu dhajiyey gaadiidka Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Kenya ayaa
Warar goor dhaw kusoo dhacay Warqabadka Wakaalada somalisan ayaa waxey sheegayaan in kulan ka socday Magaalada Kismaayo uu buuq iyo feer ku soo dhamaaday.
Kulankaasi waxa uu ahaa mid ay Beelaha Degga Jubbaland iskugu yimaadeen islamarkaana la sheegay in lagu soo xulayey Xubnaha umateli doona Baarlamaanka Cusub Ee Soomaaliya.
Muran iyo Buuq hareeyey Kulankaasi ayaa waxa lasoo sheegayaa in feer iyo gacan ka hadal ay ka tagtay ka qeyb galayaashii kulanka.
Odayaal dhiig ka baxayey ayaa lagu arkay kulanka sida ay goob joogayaal ay sheegeen waxaana dadka la feeray ku Jira C/raxmaan Dheere oo mar wasiiru dowle kasoo noqday Xukuumadii Soomaaliya.
Osman Wadni liked this on Facebook.