Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/9/2016 waxaa shir ay iskugu yimaadeen 135 qofood lagu qabtay Hotel Amiira ee ku yaalla Muqdisho.
Shirku wuxuu ku saabsanaay taageero ay beesha Cabdalle Sebti siinayeen musharraxnimada xildhibaan Maryam Cariif Qaasim oo mar kale u tartameysa kursig beesha ay ku leedahay Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Beesha oo iskugu jirta odayaal dhaqameedyo, ururka haweenka, ururka dhallinyarada, ganacsato, siyaasiyiin, bulshada rayidka ah waxay si buuxda u soo dhoweeyeen codsiga xildhibaanadoodi hore oo mar kale weydiisatay in lagu taageero jagada xildhibaanimada ee baarlamaanka federaalka ah.
Munaasibadaan oo aheyd mid si heer sare ah ay u soo agaasintay musharaxa xildhibaanka Beesha Cabdalle Sabti oo ka tirsan beel weynta karanle hawiye Musharax Xildhibaan Qaran Maryan Cariif Qaasim oo markale u taagan in ay ka mid noqoto xildhibaanada barlamaanka soo socda ee 2016 isla markaana beesha cabdale sabti saamiga u heshay ayaa waxaa ka soo qeybgalay siyaasiyiin madaxda dhaqanka culumaaudiin ganacsato dhalinyaro haween ku abtirata Beesha cabdale .
inti hadashay waxey isku raaceen in Maryam Cariif Qaasim ay si sharaf iyo wanaag leh bulshada Soomaaliyeed uga dhex muuqato, ayna beesha u soo jiiday magac iyo maamuus wanaagsan. Gaar ahaan oday dhaqameedka beeshu waxay sheegeen inay raalli ka yihiin hawsha ay qaranka Soomaaliyeed u qabatay iyo sidey ugu gargaartay oo ay wax uga qabtay baahida beesha oo kala nooca ah.
Kuwaas oo Dhamaantooda xildhibaanada iskuugu daray u hanbalyen soo dhaweyn iyo taageerid aan lookala harin Musharax xildhibaan qaran Drs maryan Cariif qaasin ,waxayna Carabka ku xajiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in mar kale ay ka mid noqoto mudanayaasha barlamaanka soo socda ee 2016 ka.
Masuulkiyiintii kala duwaneyd ee xaflada ka hadashay ayaa soo dhaweynta ka sokow waxay ku dhiiri galiyeenin ay sii wado dadaalkeeda iyaguna codka kalsoonida lagarab taaganyihiin.
Nabadoon maxamed Axmed caraale oo shirka furey ayaa xubnihii shirka ka qeybgalay ku booriyey in beesha xaqeeda si wada jir ah loogu howlgalo sidii ay u heli laheyd la iskuna duubnaado .
Gudomiyaha dhalinyarada beesha cabdalle Ismaaciil Cabdi Jimcaale ayaa sheegay in codka fikirka iyo maskadaxa dhalinyaradu ku taageereyso Xildhibaan maryan cafiir qaasim wuxuuna xusay in yar iyo weynba arintaa ay ka midaysan yihiin oo uu shegay in ay tahay qof ka soo bixi kara masuuliyadaas beeshuna codka kalsoonida sidaa ay ugu garatay
Sidoo kale dhallinyaradu waxay codsiga Maryan ku soo dhoweeyeen gacmo furan iyo farxad, waxeyna sheegeen in madax ayada ka hawlkarnimo iyo daacadnimo badan aan la heli doonin.
Ganacsatada, culumaa’u diinka, siyaasiyiinta iyo guud ahaan waxgaradka beesha Cabdalle uma kala harin taageerada xildhibaanimada Maryam Cariif Qaasim oo ay u arkaan qofka keliya oo istaahisho in dib loo soo doorto, haddii laga eego dhan qaran iyo dhan beel labadaba. Waxay hal mar ku wada dhawaaqeen: XILDHIBAANKA CUSUB EE BEESHA CABDALLE WAA MARYAM CARIIF QAASIM, WAXAANA SIINEYNAA CODKEENA OO BUUXA.
Ismaaciil cadow Abuu cabaas oo ka mid ahaa nabadoonadii goobta ka hadlay wuxuu ku dheeraaday ka sheekeynta aqoonta uu u leeyahay Xildhibaanada isaga oo si kooban uga hadlay waxqabadkeedii intii ay xilka heysay Cismaan xaad ayaa ku booriyey beesha cabdalle in ay codkooda siiyaan taageera dhankasta ahna la garabgalaan
Nabadoon Nuur Ciroobe Duqow ayaa ku tilmaamay xildhibaanada qof qali ah isla markaana qiima weyn ugu fadhida beesha cabdalle sabti ayna isaga iyo beeshuba ku taageerayaan waxqabka iyo kartideeda qofnimo.
Haweenka beeshu waxay cod dheer ku yiraahdeen: Waxaan rabnaa inay Maryam Cariif soo noqoto, waxayna kulligood isku raaceen inay codkooda xildhibaanadda ugu wada shubaan ayagoo aan kala har lahay,
Amina Maxamuud kulmiye Amina Xagaley ayaa ka mid aheyd dadkii taageeray waxayna hadalkeeda uga baxday shirib haku dhigiisu yahay maryaney adoo qoslaaya u qudbey qabiiladaada ,Maryanmey markaad qudbeysay umada oo dhan waa qushuucday.
Shamso Cumar AXmed oo ka mid aheyd ardayda ay jaamacaha geysay taasi oo heshay deeq waxbarasho haatana ka mid ah gabdhaha jaamiciyiinta ee beesha cabdalle sabti ayaa u mahadcelisay musharax xildhibaan qaran ee soo socda
Suldaan Maxamed Axmed Yalax oo munaasibada ay maryan cariif uga dhawaaqeysay in ay tahay musharax xildhibaan oo qudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey shirka ayaa ugu danbeytii xildhibaanada iskuugu daray hambalyo soo dhweyn iyo duco wuxuuna sheegay in ay mudan tahay in ay hesho taageerada beesha cabdalle sabti
Gabagabadii munaaasibada waxaa soo xirtay Xildhibaan maryan cariif Qaasim oo sheegatay in ay tahay musharax u taagan xilka xildhibaan ee beesha cabdalle sabti ka dibna waxay u mahadcelisay dhamaan inta ka soo qeybgashay kuna taageertay codkooda waxayna sheegtay in hadii la doorta howsheeda halkeeda ka sii wadi doonto si ay u dhameyso howlaha qabyada u ah ee ay beeshu Cabdalle sabti iyo guud ahaan beelaha soomaaliyeed .
Waxaa shirki maanta lagu soo gabagabeeyay duco xildhibaanada loo soo duceeyay iyo in si buuxda ololaha tartankeeda laga wada shaqeeyo oo aan loo kala harin.
Kkkkkkk yey wax u qabatay 15sano qaran iyo qarabo cidna wax kuma dhifeen ee bal markaan aan ugu darso koley wey isbedelaysaaye
Cabdiraxmaan Xarbi Garuun liked this on Facebook.
intay ka dhimanayso iyadaa cabdala u ah xildhibaan
jir oo joog waligaa ilaa 2040ka
Ceel Hindi Yaale liked this on Facebook.
Kuligiin waa mahadsan tihiin kala hela a flagaado maya fikirka waa lagu kala duwan aan karaa
Msha allh hoyo allh kugu guuleeyo
Musow mawaxad noqotay afhayenka maryan cariif
Aniga waxan kugu aqiinay wariye
Ee makabaxday? waana ku taageersan nahay runtii qof fiican ayaa tahay sxb noolow
Mustapha Nurein Banafunzi liked this on Facebook.
Canab Xasan liked this on Facebook.
Ķooko Abdulahi Diyas liked this on Facebook.
Breez ÅLex Zhaficinoh liked this on Facebook.
Ambassadoor Mohamed Warsame liked this on Facebook.
Hana Hussein liked this on Facebook.
Xãmsê Mããfíyå liked this on Facebook.
Sayid Wiilyare liked this on Facebook.
Sadam Qorey liked this on Facebook.
Låst Kīñg Jūñîør Ntr liked this on Facebook.
Fatima Faysal Cabdi liked this on Facebook.
Cabdiraxiim Maxmuud liked this on Facebook.
Abdirabi Yussuf Adam liked this on Facebook.
SUmeeya Mohamedd liked this on Facebook.
Zakaria Mohamed Meyre liked this on Facebook.
Mustafe Faysal liked this on Facebook.
Eagle Eyes Lugayare liked this on Facebook.
Nimca Nimca liked this on Facebook.
Liker Siciid Ilkacase liked this on Facebook.
Mohamed Abdullaahi liked this on Facebook.
Zakimahadhussan Hussan liked this on Facebook.
Abdihakin Jr Moh liked this on Facebook.
De Liker Ĺíìňjě liked this on Facebook.
Cumar Lafa liked this on Facebook.
Jamaal Ztylesh liked this on Facebook.
Caisho Hussen Mohamed liked this on Facebook.
Fariido Inanta Fanka Sanadka liked this on Facebook.
Xâllîŷê Îñâ Ômâr liked this on Facebook.
Yasin Moha Gaani liked this on Facebook.
Drcabdifatax Abdullahi liked this on Facebook.
Ahlam Mohamed liked this on Facebook.
Dheeman Hoodo liked this on Facebook.
Maxamed Caanonuug liked this on Facebook.
Weriye Khadro Waaberi Ciise liked this on Facebook.
Cabdiraxmaan Maxamed Saleeban Nur liked this on Facebook.
Xuseen Bare liked this on Facebook.
BarkĦad Rojo liked this on Facebook.
Xamze Tom Himilo liked this on Facebook.
Eng Ridwan Adosh liked this on Facebook.
Mohamed H. Ali liked this on Facebook.
Philip Abdirizak liked this on Facebook.
Caisha Ali liked this on Facebook.
Proff Jaamac Waraabe liked this on Facebook.
Bakar Love Man Unted liked this on Facebook.
Ganta Bey AbdalLa liked this on Facebook.
Møhæ Îbñû Fããřæh liked this on Facebook.
Wiilkasanadka Cusub liked this on Facebook.
Mubarak Colaad liked this on Facebook.
Guleid ßarasab liked this on Facebook.