Madaxweynaha JFS Maxamed Cadbullahi Farmaajo ayaa waqrada Aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Danjiraha Cusub ee dalka Belgium ka usoo magcaabay soomaaliya.
Nicolas Nihon oo ah safiirka Cusub oo yimid muqdisho ayaa xarunta madaxtooyada waxa uu warqadihiisa danjiranimo kaga gudoomay Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Danjiraha ayaa muujiyey sida dowladiisu ay ugu goantahay inay soomaaliya ka caawiso meelo badan, sidoo kale madaxweynaha Somaliya Maxaed Cabdulaahi farmaajo ayaa safiirka la wadaagay halka ay mareyso xaalad asoomaaliya.