Home Afsomali VIDEO Raysal Wasaraha Somalia Oo Qaybo Ka Mid Ah Muqdisho Soo Kormeeray...

VIDEO Raysal Wasaraha Somalia Oo Qaybo Ka Mid Ah Muqdisho Soo Kormeeray iyo Qaraxyadii oo la sheegay in ay ahaayeen dheemish

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga, Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Taliya Ciidanka Asluubta ayaa kormeer booqasho ah ku tagay isgoosyada iyo baraha controol ee magaaladda Muqdisho, waxaynasi wadajir ah u hubiyeen habka ay ciidamaddu u suagayaan amaanka caasiamdda

Kormeer ay si wada jir ah u sameeyeen RW Xasan Cali Kheyre iyo wasiirka amniga iyo taliyayasha ciidamada Bolice ka iyo  Asluubta ayey ku soo mareen qeybo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho oo ay ku sugnaayeen qaar ka mid ah ciidamada Amniga oo ay kula dardaarmeen goobihii ay ku booqdeen

Ujeedka Kormerka iyo danta laga leeyahay waxaa saxaafada u faahfaahiyey wasiirka Amniga Maxamed Abuukar islow Ducaale

oo sheegtay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho in ay ahaayeen kuwo Dheemish ah

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.