Home Afsomali VIDEO Roob xoogan oo ka da,ay Gobolka Banaadir ayaa saameyn weyn...

VIDEO Roob xoogan oo ka da,ay Gobolka Banaadir ayaa saameyn weyn ku yeeshay Nolosha Qoysas Degan Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho (DAAWO SAWIRADA)

Roob xoogan oo ka da,ay Gobolka Banaadir ayaa saameyn weyn  ku yeeshay Nolosha Qoysas Degan Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaana Xeryaha Barakaca Warta sigaale ee dagmada hodan  .

Inta la Haqiijiyay 3 Qof oo ayaa dhimatay waxaana jira kuw kale o la la,yahay

Dadka ku waxyeeloobay ayaa Deganaa Guryo ka sameysan Cooshado sida Baco,Baakado iyo Maryo la isku xer xeray waxaana ku jira kuwa daganaa guryo baaliyoobay  oo aan awood ulaheyn in ay iska difaacaan dhibicda roobka.

maamulka dagmada ayaa warbaahinta  uga waramay dadka guryahooda ku xaniban kuwa daadku qaaday iyo la waayey

Nuurtaan Maxamuud oo guri dariskeeda ah dad ku noolaa sadax caruur ah uu daadku qaaday ayaa sheegtay

Roobkaan Xoogan ee ka da,ay Magaalada Muqdisho ayaa dad ay  u dhinteen ka dib maaso ka kacday baale ay koronto ku xiran tahay

dhinaca Xarunta dagmada xamar weyne ayaa ka mid ah goobaha biyo ceegaangaan ee waxyeelada gaarsiiyey guryo iyo gaadiid kala duwan sidoo kale  wadooyinka magaalada muqdisho qaar ka mid ah ayaa waxaa dureera  Biyaha roobka ka dhashay halka ay wadooyin kalana Noqdeen kuwa aan biyaha dartood loo mari karin .

ho.

v

.

Previous articleJowhar oo ay ka dhacday Dil iyo boob raashin mucaawino ah ka dibna suuqyada lagu kala iibsaday
Next articleVIDEO Hay’ada Hormuud Telecom Foundition ayaa Deeq Lacageed oo Gurmad ah Gaar siisay Bukaanada Ku Jira isbitaalada ugu Waa weyn Muqdisho. ( daawo sawirada )

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.