Madaxweynaha Dowlada fadaraalka somaliya raiiisal wasaaraha xakuumada Cumar cabdirashiid iyo gudoomiyaha baarlamanaka Maxamed Sheikh Cusman jawaari masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlada iyo madaxweynaha Maamul goboleydka Puntland Cabdi weli Maxamed cali Gaas ayaa boqolaal muslimiin ah oo ka kala yimid dagmooyinka Gobolka banaadir kula dukaday salaadii ciidu alxaa masaajidka weyne ee isbaheysiga sacuudiga iyo somaliya ee Magaalada Muqdisho .
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa salaadii ciida ka dib gudaha masaajidka ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa wuxuuna hambalyo u direy dhamaan muslimiinta calamka guud ahaan gaar ahaana bulshda somaliyeed .
Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sharaxaad ka bixiyey Xaalada guud ee dalku oo uu sheegay in ay tahay mid aan horey u soo marin Mudo 47 sano ah wuxuuna sheegay in xaalada nabada dalka ka jirta wogeed ay tahay mid lagu faani karo dowladnimaduna ay ka dhaxeyso bulshada somaliyeed oo idl
Madaxweynaha ayaa munaasibada ciida awgeed cafis u fidiyey inta aan xabsiyada ku jirin kuwaas oo uu ku sheegay in ay yihiin nabad diid .
Dhanka kale qaar ka mid ah masuuliyiinta labada gole ayaa munaasibada ciida hanbalyo u direy shacabka soomaaliyeed waxayna sidoo kale u soo jeediyyeen talooyin kala duwan.
Qudbada madaxweynaha oo qoraal ah
Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Munaasabadda Ciidul Adxaaa
Muqdisho, 12 September 2016
Bismillahi Raxmaani Raxiim
Al Salaamu Caleykum Wa Raxmatullahi wa Barakaatu
Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar, Laa Ilaaha Ilaa Allahu , Allahu Akbar wa Lillaahil Xamdu
Ciid Wanaagsan, Ummadda Soomaaliyeed maal kasta oo ay joogaan. Ilaahay ayaa mahad leh inaan maalintan weyn ee barakeysan aan nabad ku wada ciidno.
Waxaan munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan caalamka Islaamka, waxaana leeyahay Ciid Mubaarak meel kasta oo aad joogtaan.
Ciidul Adxa waa mid ka mid ah ciidaha waaweyn ee caalamka islaamka oo loo baahan yahay in ummaddu ay farxadda wadaagaan. Sidaa darted waxaan shacabka Soomaaliyeed farayaa inay sidii caadiga ahayd munaasabaddan isku naxariistaan oo kooda liita ay fadliga Ciidul Adxaa awgeed ugu kaalmeeyaan.
Nabadgelyada iyo farxadda aan maanta ku ciideyno waxay qeyb ka tahay guulaha aan ka gaarney dib u dhiska dowladnimadeena iyo soo celinta nabadda iyo kala dambeynta, inagoo qireyna in wax badanna ay inoo dhiman yihiin.
Waxaa inagu soo fool leh shir madaxeed muhiim ah oo qabsoomidiisa ay ka tarjumeyso dib u soo noqoshada sumcaddii iyo sharaftii aan ku lahayn gobolka iyo caalamka intiisa kale. Waa markii ugu horaysey ee madaxda IGAD ku kulmaan Soomaaliya tan iyo markii la aasaasay 1986-kii.
Tallaabooyinka la qaaday ee lagu xaqiijinayo qabsoomidda shirkan waxaa ka mid ah adkeynta amniga magaalada Muqdisho.
Cadowga waxaa uu doonayaa inuu dalka ka lumiyo fursaddaasi dahabiga ah ee magaceena kor loogu qaadayo, sidaa darted waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsanayaa inay dulqaad u yeeshaan tallaabooyinka amniga lagu sugayo ee Muqdisho ka socda.
Waan dareemi karaa in tallaabadaasi ay culeys ku keeneyso shacabka, hase yeeshee waxaa lagama maarmaan ah in hawl kasta oo adag lagu bixiyo qiimi u dhigma waxa aan hiigsaneyno.
Guud ahaan dalka waxaa ka socda, dhowaana la xoojin doonaa hawlgalada cadowga looga sifeynayo goobaha yar ee ay weli ku dhuumaaleysanayaan. Argagixisadu waxay dhiigga maatada ka dhigteen wax ay ku faanaan, waxaana hubaa in Ilaahay idankii aan warkooda mar dhow soo gabagabeyno.
Shacabka Soomaaliyeed waxaan uga mahad celinayaa sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyaan laamaha aamniga, waayo inta badan guulaha la gaarey suurtagal ma ahayn in la gaaro haddii aan shacabka laga helin gacan.
Dhanka kale doorashooyin taariikhi ah ayaa ka dhacaya dalkeena sannadkan, kuwaas oo aan dhammaanteen diyaargarow buuxa ugu jirno. Waqtigu waa ciriiri, laakiin waxaan idin xaqiijinayaa in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada ay ka go’an tahay xaqiijinta inay doorashooyinkaasi qabsoomaan.
Doorashooyinkan waa tijaabo ama halbeeg uu caalamku ku tijaabinayo biseylkeena siyaasadeed iyo horumarka aan ka gaarney dib u soo kabashada, colaaddii dheereyd kadib. Haddii aan ku guuleysano doorashooyinkaasi waxay ka dhigan tahay Soomaaliya oo dhan oo guuleysatey, gobolka Geeska Afrika oo guuleystey iyo caalamka oo iyaguna guuleystey.
Doorashadu sideedaba waa loolan loogu tartamayo in Soomaaliya meesha ay taagan tahay horay loogu sii dhaqaajiyo. Musharax kasta oo xil u tartamayaa waa inuu maskaxda ku hayaa in hawsha sugaysaa ay tahay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed iyo inuu wax ka qabto baahiyaha kala duwan ee ay qabaan.
Dhegaha shacabka waxay u baahan yihiin in la maqashiiyo waxqabad, dib u heshiisiin iyo midnimo, waxaana musharixiinta kula dardaarmayaa inay iska ilaaliyaan hadalada xanafta leh ee dadka kicin kara.
Sax ma ahan in qof doonaya inuu qabto xilka ugu sareeya dalka inuu jagadaasi ku raadiyo cay ama aflagaado uu u geysto dowladnimada. Dowladnimada aan maanta haysano waxan u soo marney halgan dheer iyo dadaal badan, mana qurxoona in hadaladii ay cadowga ku hadli lahaayeen inay ka soo yeeraan dad Soomaaliyeed.
Mar kale waxaan leeyahay walaalaha Soomaaliyeed ee doorashada galaya inay waddankooda aaminaan, ku kalsoonaadaan, una soo bandhigana shacabka barnaamij siyaasadeed ay ku kasban karaan kalsoonida Soomaalida.
Dib u heshiisiinta iyo midnimada dalka waa muhimadda koowaad ee aan ku soo shaqeyneynay afartii sanno ee la soo dhaafay, taas ayaana ugu weyneyd sababihii aan u abuurnay madasha hoggaamiyeyaasha qaranka.
Shirkeenii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacayna waxaan uga hadleynay maslaxadda ummadda Soomaaliyeed, waxaana marka la soo gabagabeeyo ka soo saari doonaa go’aamo muhiim u ah dowlad dhisidda Soomaaliya.
Maxamed Cali liked this on Facebook.
Cabdiraxmaan Xarbi Garuun liked this on Facebook.
Møhämęđ Ķâfì Įbřæhïň liked this on Facebook.
Abdirahman Ali Mohamed liked this on Facebook.
Muna Jama liked this on Facebook.
Yaya Zuper Yoji liked this on Facebook.
Shaafici Fantastic liked this on Facebook.
Ahmed Sharaf Mohamed Ali liked this on Facebook.
Yāɯ Yáɯ liked this on Facebook.
Cabdiwali Dhoore liked this on Facebook.
Malaha ninkani muqadisho ma joogee tv yaduu kasoo hadlaa waaqacaba lama socdee!
Asc dadka aan asxab wadanahay waxaa oogu hambalyenayaa malinta lawat ciidul adxa waxaa leyahay ciid mubarak ciidul cafiya nabad iyo cafimad ilaahey anugu gaarsiyo
Dalka iyo dadkaba kuguma qanacsana balze tabar ayaa kuu diiday in aaa siiheeyso eee kadhamaaaaw ayaan kuleenahay qaaa in weeyn ayaa tahaye allla nooma kaa keeno insha allaah
Axmed Sheikh Ibraahim liked this on Facebook.
Hani Xasan Dheere liked this on Facebook.
Cumar Cusmaan Ibnu Cumar liked this on Facebook.
Inad sida lohadlo mahan iqyarey waxa noqonayo madax weyne ninki alle u kaso o kaliya jojiya cayda wax wanaga laguma gare
Soomaaliya hagacdo
Waxa haysto maamulxumo iyo talo xumo madaxweynah dishbiliin malahan adeer iyo abti oo kadigay meesh allow naga qabo ningaan
Kkkkkkkkkkkk wa layaab walhi madaxweyne malin ciid ah in aad dhahdo wax dhaqaq ah ma jiran miyaa hor mar ah
Kkkkkk ciid maxaa ka quseeyo walaalihiis uu zaaidka ujecelyahay ayaaba usoo socdeee
Farhiya Husein liked this on Facebook.
Mursal Nuux liked this on Facebook.
Mohamed Gabshe liked this on Facebook.
Ahmed Mohamed Ahmed liked this on Facebook.
Xamdi Cali Ciid liked this on Facebook.
Weriye Khadro Waaberi Ciise liked this on Facebook.
Nuurto Qurux liked this on Facebook.
Dhamaan walaal ciid wanaaqsan kabii aniqooah mahad afgooye
Ma sidaan ku moodnay mase sidaad noqotay mase si aan loo noqon doonin
Waxaan ku moodnay madaxweyne waxaadse noqatay qof xun waxaan loo noqon doonin inaan markale ku doorano kkkkkkkkkkk
Cabdulaahi Ismaaney liked this on Facebook.
Cabdikafi Saalax Siyaad liked this on Facebook.
Abdifitah Abdihakin liked this on Facebook.
Khadra Muuse Khaano liked this on Facebook.
Best Boy Barkhad liked this on Facebook.
Hamzik Abdizamađ liked this on Facebook.
Faarax Maxamed liked this on Facebook.
Shiikh Cadaan liked this on Facebook.
Samow Berkan Smk liked this on Facebook.
Sare Saaxibkood Inta Saxan liked this on Facebook.
Cali Cabdi Diriye liked this on Facebook.
Maxamed Ciise Abril liked this on Facebook.
Nimco Tintu Ismahan liked this on Facebook.
Cumar Warsame liked this on Facebook.
Faisa Cabdulahi liked this on Facebook.
Safiyo Xasan liked this on Facebook.
Cabdi Rashid Xasan Ibrahim liked this on Facebook.
Abdi Rahmaan liked this on Facebook.
Xasan shiikh dhibato buku haya umada somaliyed dhawac ayad ugaysatay nabadeey nabadeey nabdeey wayka dhamatay dhibatadi adku haysay umada somaliyed
Ilahay nagumakaa sooo celiyor kunoqo dameerahaagiii
Cabdi Fitaax Muxudiin Cabdi liked this on Facebook.
Safiya Macalin liked this on Facebook.
Gallad Elmi liked this on Facebook.
Dameera dhaamis unbuu yaqanaa ee damerihi mahadaay ayaa kusugayee aad
shalay haduu damer dhaminayay manta waa masulkaga ogow adna wali damer samistisa xita maso garin markas rabta in wax ka shegto
xasanow cadawga u nolow
soolaba markale na daadihi
mahadsanid mudane madaxweyne dalka hormar baa garsiyay tariikhda neh wey ku xusi dontaaa
Axfb
Ilaheey hanoo keeno mid qeer qabo oo isbadal nookeeno
Dalka uu sheegayo xama ayuu uyaqaanaa
Madaxwayne ma ahan basterka dameer wasida kaliya yaqaana oo qabiilaystaha ah get the fuck out
Ma anagaa waalan mise ninkaan aniga geeda nacasnimada layiraahdo kan afkay ka gashay waa iska qoslayaa soomaalidana waxaan leeyahay ilaa iyo SYL oo 3xaraf ah SEE YEEL LAA ayay kujirtaa marka siniyad ah illaahay u baryo qofkasta. In mid ka khayr badan uu inooku bedelo
Bastarkan madaweyni ma ahan waa qabileyti mana rabno qabiilisti allow noo keen mid qeer qabo
47 sano kkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkk gaajo ku dishay insha allah waryaahe is kaga deg kursiga balaayo ku qaadey oo madoow
Ma inaad maalin farxadeed tidhaahdo dhaqaaaq ma jiro oo farxadii ubadka aad u diiday ayaa hor u mar ah yaahuu reer xamarkii dhibay qabaaan
Maanta uunbuu run sheegay waayo 42 sano wixii shar iyo khayr aan soo marnay waxaa kadhibaato badan 4 tii sano ee uu haystay hogaamiye kooxeed kiina dhohoo marka dalku meel uusan gaadhin waligii duli dhibaato dal iyo dad la aan ayuu gaadhsiiyay waa runtiis waligeed soomaali heerkan oo kale dhibaato kama gaadhin
Kkkkkkkk beenaale
Faroole Baaniyaal liked this on Facebook.
Mãxāmęd Amïïñ Cæbdįrížãq liked this on Facebook.
Mahmud Hussain liked this on Facebook.
Cabdifitaax Cabdulaahi liked this on Facebook.
Ãbdïrâhmãñ Ãbdîlâãhî liked this on Facebook.
Zakaria Moha liked this on Facebook.
Kabtan Yamma liked this on Facebook.
Fitaax Arsenal Oziil liked this on Facebook.
Üpdy Rashid Said liked this on Facebook.
Amiin Yare Artiste liked this on Facebook.
Linda Love Linda liked this on Facebook.
Axmednuurshê Ôsmñ Hssñ liked this on Facebook.
Ifraax Ifka liked this on Facebook.
Aweys Miiris liked this on Facebook.
Deecow Waca Waca liked this on Facebook.
Suhayb Xasan liked this on Facebook.
Isma’il Abdighani Abdilahi liked this on Facebook.
Wadani Xaaji liked this on Facebook.
Abdiwali Nuur Ahmed liked this on Facebook.
Maxamed Muxidin Filfil liked this on Facebook.
Cabduqadir Cabdulahi Xasan liked this on Facebook.
Jason Mohamed Cambiasso liked this on Facebook.
Liibaan Maxamuud Yuusuf liked this on Facebook.
Hassan Osman Hiimaaye liked this on Facebook.
Sëñïõr Qåÿsår Dhâgãcädë liked this on Facebook.
Nuur Abshir liked this on Facebook.
Maxamed Deeq liked this on Facebook.
Abdisalaan Mohamuud Ali liked this on Facebook.
Samra Ahmed liked this on Facebook.
Źaka Abďi Źaki Mààlingùùr liked this on Facebook.
Cabdi Samad Timo liked this on Facebook.
Birre Cabdullahi liked this on Facebook.
Abdishakur Isaxaq Ali liked this on Facebook.
Axmed Cali liked this on Facebook.
Abdinaasir Abdi Osmaan liked this on Facebook.
Sulub Alli Abdi liked this on Facebook.
Aweeys Cusmaan Amin liked this on Facebook.
Mahad Cali Duran liked this on Facebook.
SUmeeya Mohamedd liked this on Facebook.
Yasin Moha Gaani liked this on Facebook.
Khadra Qalanjo Qalbi liked this on Facebook.
Ibra Yare liked this on Facebook.
Suleman Maxamed liked this on Facebook.
Sowtu-raxma Swetty liked this on Facebook.
Cumar Khaliif Warsame liked this on Facebook.
Salmo Abdirahman liked this on Facebook.
Ahmed Mohamed Yasin liked this on Facebook.
Said Mohamed liked this on Facebook.
Cabdulaahi Taakoo liked this on Facebook.
Amino Xasan liked this on Facebook.
Fadumo Mahamuud Abdi liked this on Facebook.