Gogaamiyaha Xisbiga Ileys Xildhiubaan Cabduqaadir Cosoble Cali la hadlayey jaaliyada Somaliyeed ee dalka Talyaaniga gaar ahaan magaalad afreensa ayaa dhaliilay qaabka awood qeysi ee Gobolka banaadir oo uu sheegay in uu yahay maamulka sida tooska ah u biila dowlada hadana aan ka mid aheyn fadaraalka dalka ka jira
Xildhibaanka ayaa ku booriyey shacabka ku nool gobolka banaadir in ay maamulkooda soo doortaan sida gobolada kale ee dalka