News Somalisan
Dhageyso Boqolaal Shacab ah oo u damaashaad tagay degaanka Daarul salaam...
Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta buux dhaafiyay xaafadda cusub Daaru-Salaam ee magaalada Muqdisho.
Dadkan oo ka kala yimid dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa Saaladda Ciidul...
Muqdisho ciidmada nabadsugida oo xabsiga dhigay nin kismaayo u sheegtay in...
Taliska Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kaasoo dib looga soo celiyey...
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda ciida carafo
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciid Al-adxa, una rajeeyay in ay sannadkaan sannadkiisa ku gaaraan...
Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey...
Wasiirad xiligii foosheeda ispitalka ku tagtay baaskiil arnabadaa
Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii...
Garsoorayaal hor leh oo shaqo ka joojin ku habsatay baaritaanana lagu...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa shaqo joojin ku sameeyay kaaliyeyaal gaaraya 9 xubnood oo ka hawlgala maxkamadaha darajada 1aad...
VIDEO Kheyre oo Amar Dul Dhigay Maxkamadaha Dalka
https://youtu.be/T_iY50WRRQY
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha garsoorka, guddoomiyaha maxkamadda sare,...
Full VIDEO u yeerista shaqaalaha safaaradda Khartuum iyo kulanka Ardayda
https://youtu.be/VWcLH20wauA
https://youtu.be/mqt4-d_eZDI
https://youtu.be/RCGJ_9PXHqQ
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo maal-gashiga ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo fulineysa amarka Ra’iisulwasaaraha, ayaa ku wargelisay dublamaasiyiinta iyo howlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee...
VIDEO Saraakiisha ka hadashay Shaqsiyaadka musuqa loo xiray iyo taliyeyaal ka...
https://youtu.be/RCGJ_9PXHqQ
https://youtu.be/mqt4-d_eZDI
Muuqaalka Saraakiisha ka hadashay Shaqsiyaadka musuqa loo xiray iyo taliyeyaal ka hadlay
General C/laahi Xasan Bariise oo ah Taliyaha Hogaanka Canshuuraha Bariga Booliska Somaliya iyo S/guuto...
Acmaasha Xajka oo ka bilaabatay iyo ha loo soo duceeyo...
Malaayiin qof oo xujey ah ayaa maanta waxay si rasmi ah uga bilaabeen acmaasha xajka magaalooyinka barakeysan ee dalka sacuudiga.
Xajka oo ka mid ah...