News Somalisan
VIDEO Maamulka Cusub ee Gobolka banaadir ayaa furay kawaankii malaayga ee...
https://youtu.be/WyJl1QTgmgQ
Masuuliyiin ka socotay Maamulka gobolka banaadir iyo heyado si gaar ah loo leeyahay ayaa xariga ka jaray kawaanka hilibka malaayga ee dagmada xamar weyne...
Gudoomiyaha Maxkamada dunida oo noqday Garsoore ABDULQAWI AHMED YUSUF
Maxakamada Caalamiga ee Cadaalada ee afka Ingriiska loo yaqaan International Court of Justice oo ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa manta waxay...
Ministry of Telecom organizing conference for Djiboutian, Somali telecom operators
Somalia’s minister for post, telecom and technology after meeting with his counterpart in Djibouti said his Ministry is organizing in Mogadishu a conference for...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ka Socday ...
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Hay’adda qaramada midoobay una xilsaaran horumarinta dhallaanka ee UNICEF...
Dhageyso Gudoomiye Yariisow cidkasta oo dhul danguud warqad u heysata waa...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxman Cumar Cismaan Cali Yariisow ayaa sheegay in marnaba aan la aqbaleyn in Wadooyinka waaweyn ee ku...
Maxkamada ciidamada oo xukumo is kuugu jira dil toogasho...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee...
Gudoomiyaha howl karka ah ee maamulka Gobolka banaadir oo laga taageeray...
Xaflad si heersare ah loosoo agaasimey oo ka dhacday Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda Afrika midaas...
Shirkada hormuud oo Mtoor Cusub gudoonsiisay Ispitalka Xaawo Cabdi ( DAAWO...
Hormuud Foundation oo matoorka dabka dhaliya ispitalka iyo tuulada xaawo Cabdi ee Duleydka Magaalada Muqdisho,iyada oo matoorkii hore cilad ka gashay xili ay tuulada...
R/W Khayre oo Daah-furay Xafladda Sanad guuradii 1-aad ee Dib-u-howl galinta...
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo...
Fanaan Cali Dhaanto oo kismaayo lagu sumeeyey iyo xaaladiisa oo liidato
Xaaladda Caafimaad ee Fanaan Cali dhaanto oo laga deyrinayo.
Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in xanuun deg...