News Somalisan
VIDEO Suldaan Cumar Sul. Maxamed Sul. Faarax: “Madax-dhaqameedka Nabad baa lagu...
”Hargeysa, January 23, 2018 () – Suldaanka Guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha...
Madaxweyne farmaajo oo ugu danbeyn muqdiaho ka soo muuqday daqiiqado ka...
Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisii oo markaan muqdisho sindiiran loogu soo dhaweeyey
Madaxweynaha ayaa faraskiisii xiin faniin ku soo kala bixiyey inta badan gobolada dhaxe ee...
Madaxweyne Farmaajo oo hada dhagax dhigay dakada Magaalada qadiimiga ah ee...
Maxamed c/laahi farmaajo madaxwynaha jamhuuriyadda fadaraalka soomaaliya ayaa goordhow ka dagay magaala xeebeedka hobyo ee gobalka mudug waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisa...
Xabsiyada dalka hindiya oo laga sii daynayo maxaabiis soomaaliyeed oo dhameystay...
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in Bisha soo socota ee February ay siideyneyso 75; Qof oo ku haray Xabsiyada Hindiya,kuwaas oo ahaa Dhallinyaro dhameysatay Xabsiyada...
Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Switzerland...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray dalka Switzerland , halkaasi oo uu ka qeyb galaayo Shirka Dhaqaallaha Adduunka.
Waxaa...
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisii Balaarnaa oo hada gaaray Dagmada Cadaado ee...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa kulamo kala duwan halkaasi kula...
Xarunta Maamulka G/Banaadir ee dowlada hoose oo Dowladda Soomaaliya ka qaaday...
Ku dhawaad mudo 24 Saacadood ah kadib waxa Xayiraada laga qaaday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta.
Arrintaan...
Suldaanka guud ee beelaha garxajis oo sheegay in dagaalka ceel Afweyn...
Hargeysa () Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland , isla markaana ah Suldaanka Guud ee Beel-weynta Garxajis Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii ugu horeysay...
Hanti Dhowraha guud oo amaro hor leh hordhigay gudoomiye taabid oo...
Gudoomiyaha Xilkiisa ku waayay khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Ra’iisulwasaaraha ayaa la amray inuusan ka dhoofi karin magaaladda Muqdisho, sida ay sheegayaan xogo...
Reer Hoboyo oo sugaya Madaxweyne farmaajo in uu dhagax dhigo dakada...
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ilaa shalay ku sugnaa magaalada Caabud-waaq ee G/Galgaduud ayaa maanta lagu wadaa inuu tago Magaalda Hobyo.
Safarka Madaxweynaha uu...