Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Ciidamada kenya oo bilaabay weerarada ay ku qàadayaan kuwa dowlada soomaaliya...

0
Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in isku-dhacyo udhaxeeya Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya uu ka dhacay Xadduuda Soomaaliya iyo Kenya...

Kenya oo soo kordhineyso ciidamadeed ka joogo gayiga somaliya sibuga qeyb...

0
Xogta ayaa sheegaysa in dowladda Kenya ay hadda dooneyso iney xoojiso ciidamada ka jooga Soomaaliya walibana tiro aad u badan kusoo darto. Ulajeedka ciidamadan ayaa...

VIDEO Muqdisho Aabe Magafe wiil ka heysto oo codsaday in wiilkiisa...

0
https://youtu.be/j6h4PaKQJwk Aabe Cabdijabaar Cali Ibraahim  oo dhalay wiil madaxfurasho loogu heysto dalka liibiya looguna hanjabay in wiilkiisa la dili doono ayaa codsaday in bulshada soomaliyeed...

War deg deg ah Madaafiicda hoobiyaha oo geysatay qasaaro ayaa ku...

0
Dhawaqa dhiilada leh ee aambalaasta ayaa is qabsaday ka dib markii  ilaa sadx saalbo oo madaafiicda hoobiyaha xaafadaha u dhowdhow madaxtooyada iyo sida wararka...

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo Reer Qardhoowka kala kulmay soo dhaweyn aan...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa...

VIDEO Ciidanka Asluubta Soomaaliya Ayaa Ka soo kabanaya Burburkii soo gaaray...

0
https://youtu.be/1qArgbT_iEo Munaasibadaan Xariga looga jarayey Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Somaliyeed  oo ka dhacday Dhismaha xarunta ee KM 7 Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo Qeybgalay...

Gaadiid aan xabaduhu Karin oo la gudoonsiiyey Wasiirka Wasaradda difaaca ...

0
Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Wasiirka Wasaradda Gaashaandhigga XFS ayaa Galinkii Dambe Ee Maanta guddoomay 6 gaari oo  ah nooca aan Xabadda Karin, Gaadiidkaasi 6da...

Waare oo ay xildhibaano ku eedeeyeen is hotaaga kalfadhiga barlamaanka Hirshabelle

0
Qaar ka mid ah xildhibaanada barlamaanka maaulka hirshabeelle ayaa eedeen u soo jeediyay madaxweynaha maamulkaas Maxamed cabdi waare oo ay ku eedeeyeen in uu...

VIDEO Feysal Cali Waraabe” Waqtiga naguma qaadaneyso qabsashada Garowe,Farmaajana xiriir ayuu...

0
https://youtu.be/TzG9SnliJ4c gudoomiyaha xisbiga mucaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga hadlay dagaalka haatan kala dhaxeeya Puntland isaga oo ku goodiyay in...

VIDEO Qaar Kamida Shirkadaha Ka Hawl Gala Muqdisho Ayaa Soo Bandhigay...

0
https://youtu.be/6ztis5JhU7o Qaar ka mid ah shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ee ka ganacsada agabka kala duwan ee dhismaha iyo electroonikada ayaa carwadaan ku soo bandhigay...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com