Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Dhageyso Magacyada Alshabaab oo 5 Qof ku toogtay Gobolka Sh/hoose iyo...

0
Maxkamada Al Shabaab ayaa markale dil wadareed ku fulisay Kooxo ay sheegtay in ay Jawaasiis u Ahaayeen  dowlado ay kamid yihiin Kenya iyo Ethiopia...

Dhageyso Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ku Gacan seyray inuu...

0
Iyadoo maanta maxkaamda racfaanka gobolka banaadir lagu balansan yahay dhagaysiga dacwada siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur warsame ayaa siyaasiga waxa uu sheegay in maanta...

War deg deg ah Kooxo Hubeysan goor dhawayd toogasho ku dilay ...

0
Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada aabihii Cali Nuur Shuute oo ahaa aabaha dhalay Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1aad ee Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya Garyaqaan Col Xasan Cali...

Xubnaha Aqalka Sare oo ku amray hey.adaha amaanka in Maxkamad la...

0
Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen...

Iminkana Masaajidada iyo Amarka la dul dhigay

0
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu amray dhammaan Goobaha lagu barto Diinta sida Dugsiyada Quraanka Kariimka iyo...

Dhageyso Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo Kenya u hanjabay Isaga oo jooga...

0
Xogheyaha Gudiga difaaca golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Xersi Warfaa oo qeyb ka ah wefdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee ku sugan Balad Xaawo ayaa...

Dilal qorsheysan oo ku soo kordhay Magaalada Muqdisho iyo kuwii ugu...

0
Dilal qorsheysan ayaa waxa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho xalay, kadib markii dabley hubaysan ay fuliyeen dilalkaan qorsheysan. Degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir, ayaa xalay...

Qoryooley Alshabaab oo Weerar ku Qaaday saldhig Ciidamada AMISOM ku leeyihiin...

0
Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar kula jarmaaday saldhigga ciidamada Uganda (AMISOM) ee degmada Qoryooley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha...

Dhageyso ka Ganacsiga Diidiinka waa danbi cidii lagu arkana Waa Xarig

0
Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa ka digtay dabargoynta lagu hayo Xayaanka Diinka ee maalmihii la soo dhaafay lagu kala iibinayay qeybo ka mid ah...

Imisa Soomaali ah oo sanadkii tagay 2017 lagu dilay K/Afrika kaliye...

0
Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii joogtada aheyd ee lagu bartilmaameedsanayay...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com