News Somalisan
Xujaayda waajibaadkooda gudana ayaa sacuudiga ku tagay Diyaarado doomo iyo...
Madaxda sare eel eh Dhaxaltooyada wadanka Sacuudiga ayaa shaacisay tirada xujayda sanadkan gudanaysa waajibaadka Xajka ee ka yimid dalalka caalamka.
Wakaalada wararka ee Sacuudiga waxay...
Dhageyso Aqriso Warqad Cabasho ah oo ka soo baxday gudiga fadaraalka...
halkaa hoose ka aqriso qoraalka oo dhameystiran
FIEIT-Letter-to-NLF-5.09.2016-1
Dowlada oo markii ugu horeysay sheegtay sababta qaadka loo joojiyey sidaaasna...
Sababta qaadka loo joijiyey Mas'uuliyiin ka tirsan Kenya ayaa Dowladdooda weydiistay in Ciidamada jooga Soomaaliya ay la soo baxaan si looga Jawaabo Qaadka ay...
Shirkii Madasha wadatashiga Qaran oo si habsami leh Muqdisho uga socda
Waxaa Maanta oo Arbaco ah Maalintii Labaad Galay Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo Muqdisho uga soconaya Hogaamiyaasha Soomaalida.
Shirkaan oo ah midkii ugu dambeeyay ee...
Dhageyso Taliska Ciidanka Boliska ayaa balan qaaday in ay amaanka Magaalada...
Taliska Ciidanka Bolice-ka ayaa saldhig cusub ka dhagax dhigay si manaka loogu sugo dagmada waberi ee magaalada Muqdisho .
Munaasibada dhagaxdhiga ayaa waxaa ka soo...
Aqriso Wareegto ka soo Baxday Xafiiska Madaxweynaha oo lagu joojiyey …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada.
Wareegtadan ayaa khuseysa sidii loo ilaalin...
Aqriso Sharuudaha lagu Xirey Ergada 51 cida soo xuleysa iyo waxa...
Shuruudaha laga rabo Ergada u codayn doonta baarlamaanada fadaraalka ee soo socda
Waxaa soo baxay shuruuda laga rabo inay buuxyaan ergeda dooraneysa Xildhibaanada kamid noqonaya...
Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal...
Dad u geeriyooday Qaraxyo miinada dhulka lagu aasyo Hoobiyayaal iyo Hadal la.aanta maamulka dagmooyinka ay ka dhaceen midka Gobolka banadir iyo Xakuumadaba .
Waxaana loo...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo Muqdisho ka furey Shirka Madasha Hoggaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...
Maxaa laga la filaa oo isbadel ah xukumadda Federaalka – Faalo...
Maxaa laga la filaa oo isbadel ah xukumadda Federaalka
Iyadoo waayo arag laga qadanaya dawladahii dalka soo maray laga soo bilaabo sannakii 2000, dalka...