somalisannews
VIDEO Sanadguuradii 57aad ee Ciidanka cirka oo maanta ku beegan...
https://youtu.be/_JxVeI2fT_8
Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal, kana mid ahaan jirtay ciidankii cirKa Soomaaliyed ayaa...
22 bishaan oo la hakiyey in Muqisho ay diyaarado ka duulaan...
Wasaaradda gaadiiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka garoonka Aadan Cadde ee 22-ka bishan oo ku beegan maalinta caleemo saarka...
Madaxweyne Farmaajo oo hotelka uu dagan yahay ku qaabilay wafuud heer...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar, waxayna ka...
Balabweyn Qarax ciidamada Dowlada loogu aasay maqaayada ay ka cunteeyaan oo...
The explosion of a landmine on a road in the neighborhood Xaaw tako town in a way where the forces of the mission AMISOM,...
Dab Xoogan oo goordhaweyd Qabsaday Suuq Qadiimi ah oo ku yaal...
Dab aad u xooggan ayaa goor dhow waxaa uu ka kacay qeybo ka mid ah suuqa Buulo xuubey oo ka tirsan degmada Wadajir ee...
Hanti dhowrka Dowlada Xamar isaga ayaanba sharci ku Joogin xafiiska ee...
Jawaab la xidhiidha Faragelinta Qaawan ee ay Xukuumadda Xamar ku hayso heshiishka dhex maray Dawladaha Somaliland iyo Imaaraatka Carabta ee Saldhiga Milatari lagaga dhisayo...
VIDEO Cali Gurey : Gudoomiyaha wakiiladu waa danbiile Carabna Berbera lama...
Siyaasi Cali Gurey oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye oo ka hadlay heshiiska saldhiga militari ee Berbera ayaa eedayn kulul ujeediyay gudoomiyeyaasha golaha guurtida...
Xamaligii shirkada Albeyrak ay shaqooyinkii ka erida oo Dakada ku hor...
Boqolaal ruux xoogsatadii horay looga eryay Dekeda Muqdisho ayaa saaka ku banaan baxayay afaafka hore ee Dekeda, iyagoo ku qeylinaya halku dhigyo ka dhan...
VIDEO Abwaan Caan Ah Oo Madaxweyne Farmaajo Gabay Ugu Hambalyeeyay Oo...
https://youtu.be/GnWVouI2wG4
Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ayaa goordhaweyd xabsiga u taxaabay Abwaan Maxamed C/laahi "Galaydh” oo kamid ah Abwaanada wakhtiga ugu caansan geyiga Somaliland , isla...
Aqriso magacyada Gudiga qabanqaabada caleemo saarka Madaxweyne Farmaajo iyo xili ay...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-saarka...