Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka banaadir oo shaqadii laga uu ka joojiyey gudoomiyaha...

0
  Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa warqad ka soo baxday waxa uu shaqadii si Kumeel gaar ah uga joojiyay guddoomiyaha Maxkamadda...

Madaxda sare ee Dowlada fadaraalka oo Go.aan ka gaareysa shaqsiyadka ka...

0
Waxa manta oo taariikhdu tahay 15.11.2016 shir isugu yimid Garaado, cuqaal, xildhibaanno, aqoonyahan, ganacsato iyo wakiillo ka socda ururada bulshada Harti Woqooyi oo ku...

Kulamo gaar gaar ah oo musharaxiintii Guuleysatay iyo madaxada dowladaha fadaraalka...

0
Xili lagu gudo jiro qeybihii dhexe ee doorashooyinka dadban ee ka socdo magaalada Cadado xarunta maamulka Galmudug ayaa xildhibaanada ku guuleystay aqalada sare iyo...

Cabduqaadir Gaafoow Maxamuud oo ku guuleystay in uu ka mid Noqdo...

0
Waxaa mar kale saaka magaalada Cadaado ka sii socota doorashooyinka xubnaha aqalka hoose ku metelaya maamulka Galmudug. Musharaxa C/qaadir Gaafow Max’uud ayaa ku soo baxay...

Ruux risaas ku dhacday ugu geeriyooday goobta ay ka socoto doorashada...

0
Hal qof oo shacab ah ayaa  magaalada cadaado goor dhow u geeriyooday xabado ay rideen ciidamada AMISOM. Lama Oga Sababta Ay Ciidamada Amisom Risaasta U...

Xuseen Qaasim Iidow oo ka mid Noqday Xildhibaanada Baarlamaanka ee cadaado...

0
    Waxaa goordhaw magaalada Cadaado ee xarnta KMG ee maamulka Galmudug ka bilaabatay Dooarshada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Feeraalka Soomaaliya. Doorashadii ugu horeesay oo ka...

Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo loo doortay xubin ka tirsan Baarlamaanka...

0
MUSTAF DHUXULOW oo loo doortay xubin ka tirsan Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, Guul Taariikhda gashay Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa goor dhow ku guuleystay...

Xildhibaan Cabdweli Qanyare oo si weyn loogu dhaweeyay Cadaado

0
Waxaa  magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug soo gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare Afrax oo kamid ah Baarlamaanka...

Qeybsashada Kuraasta labada gole oo la moodo in ay ehelkii kala...

0
Beelaha Abgaal oo isku heysta cida qaadaneysa xubinta Aqalka Hoose ee la siinayo Haweenka Waxaa soo baxaya is qab qabsi u dhaxeeya Beelaha Abgaal oo...

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada iyo Gudoomiyaha maxkamada darajada 1aad oo shahaado sharaf...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya  Xasan Sh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com