Home Authors Posts by News Somalisan

News Somalisan

News Somalisan
12844 POSTS 0 COMMENTS

Saraakiil Mareykan ah oo dalbaday in la kordhiyo duqeymaha lala beegsado...

0
  Saraakiil Mareykan ah oo dalbaday in la kordhiyo duqeymaha lala beegsado Al-Shabaab Taliyayaasha milateriga ee Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa in Madaxweyne Biden ay ka...

Shukri Cabdiraxmaan: Waa tuma askariyadda hore ee doonaysa inay kursiga ka...

0
Shukri Cabdiraxmaan oo muddo toban sano ah ka tirsanayd ciidamada Maraykanka, qaab qaxootinimo ahna ku tagtay dalkaas, ayaa doonaysa inay doorashada soo socota uga...

Dowladda UK oo xayirtay hantida milkiilaha kooxda Kubada cagta Chelsea

0
Dowladda UK ayaa xayirtay hantida milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich, sidoo kalena kusoo rogtay xayiraad socdaal, taasi oo jahwareer gelisay qorshaha uu ku iibinayo...

Golaha Wasiirada Maamulka Somaliland oo Mushaharkooda ugu deeqay.. (

0
Fadhigii 88-aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir Guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdiraxmaan...

Ciidamada Ruushka Oo Qabsaday Magaalo Ay Ku Hareereysnaayen Laba Todobaad

0
Wasaaradda difaaca dowladda Ruushka oo sheegtay in ciidankoodu qabsadeen qaybo ka mid ah magaalada Mariupol ee dhacda koonfurta bari ee Ukraine. Mariupol ciidamada Ruushka ayaa...

Somaliland Sheikh caan ka ahaa oo gurigiisa lagala baxay isaga iyo...

0
Sheekh Aadan Sunne iyo guud ahaanba qoyskiisii ayaa mudo laba cisho ah la raadinayaa ka dib markii lagala baxay gurigiisa ku yaala xaafada masalaha...

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

0
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee kamid ah AMISOM ku leeyihiin degaanka...

Ninkii wadnaha doofaarka lagu rakibay oo geeriyooday

0
Nin noqday qofkii ugu horeeyay ee adduunka oo lagu talaalo wadne doofaar ayaa dhintay. David Bunnet oo qabay xanuun dhanka wadnaha ayaa noolaa labo...

SEIT Hir-Shabeelle oo maanta Baladweyne ku qabanaya Doorashada HOP#010, HOP#030 &...

0
Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan oo ah Deegaan Doorashada labaad ee DG Hir-Shabeelle waxaa maanta ka dhaceysa Doorashada saddex kursi oo kala ah: HOP#010,...

Doorashada Kuraastii ugu Dambeesay ee taallay Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

0
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee taallay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Maamulka Koonfur...
0FansLike
963FollowersFollow
189SubscribersSubscribe
- Advertisement -

EDITOR PICKS

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com